UN refuses to fly Gaas and PL delegation

Status
Not open for further replies.

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
cant even fly yet they want to declare war :faysalwtf::deadmanny:


@Cotton Eyed Joe @Yonis @Cognitivedissonance the leader of your maamul isnt allowed to fly yet you want to tell us that punaniland can declare war on Somaliland :hahaidiot::hemad::drakekidding:
Jan 16, 2018 - Aragtiyood

Warar rasmi ah oo uu helay AllPuntland24 ayaa daaha ka rogaya in Taliyaha ciidamada Somaliland ee gobalka Sool ama qeybta 7aad Col, Mahad Cambaashe uu ciidamadiisii oo ahaa kuwii qabsaday magaalada Tukaraq uu goor dhaw kala baxay.

Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyadaas oo ahaa kuwa beel ahaan u watay ay hadda baneeyeen jiidihii ay kaga sugnaayeen deegaankaas, taas oo ka dambeysay markii ay isku maandhaafeen xaaladdaha dagaalka Taliska ciidamadaas.

Xogta uu helay AllPuntland24 ayaa cadeynaysa in maleeshiyada Mahad ay dageen duleedka magaalada Laascaanood, gaar ahaana Agagaarka Airporka magaaladaas, taas oo xaalada sii kicisay.

Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax & Wasiirka Caafimaadka ayaa kusoo fool leh Tukaraq, si ay xal ugu helaan xiisaddan cusub oo xaaladda uga dartay.

Col, Mahad ayaa diiday qorshaha isku dhafka ciidamada Somaliland oo uu Taliyaha ciidamadaas soo jeediyey 2 maalmood ka hor, isagoo sabab uga dhigay bacdamaa uu jirro weerar ay soo qorsheysay Puntland oo ku soo wajahan.

Xogtu waxay kaloo intaasi ku daraysaa in Cambaashe uu horeyba uga war-hayey xil ka qaadis uga imaanaysay dhinaca Somaliland, gaar ahaana Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi oo uusan xariirkoodu wanaagsaneyn.

Taasna ay ahayd sababta uu ku qaaday duulaankan cusub, waxaana isla markaas baarlamaanka Somaliand ay ku dhawaaqeen qaraar cadeynaya oo ay cod ku meelmariyeen in aan laga soo laaban Karin magaalada Tukaraq.

Caqabad kale oo adag ayay ku noqotay Muuse Biixi Cabdi, markii uu isku dayey in uu ciidamadiisa dib ugala soo baxo magaaladaas, markii uu helay fariinta beesha Caalamka waxaa ka horeeyey fariinta baarlamaanka maamulkaas oo uu ka sugayo in ay u Ansixiyaan wasiiraddiisa.

http://www.allpuntland24.ca/2018/01...-ku-dhaawqey-war-layaab-ku-noqday-somaliland/
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
You know your people are doing something right when the Harari sheegato joins in the FKD...

MJ mentally karbashing folks since 1600s :salute:
 

BirtaanJabin

DalJecel the DhafoorQiiq
VIP
I don’t know am waiting for pictures to come

Apparently he skipped his cabudwaaq visit

Rah he did tolkiis dirty ngl.

I reached DhuusoMareeb from Bookh two hrs ago, recieved warmly. Might have to take a fine Habar Gidir for a wife.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top