Trump G20 Summit

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
When U convince the elders in Somalia, then those ppl in suits are just talking about the way to get to the direction. U need to tell the direction to the elders, in their WISDOM ways, they won't ever bother u again sidad uu hirgelisid unless u r some nacas and wasting time. Magaalo ayaa la soo galaya haloo sheego, sidad uu soo galaysid ayaa kala duwan kuwa beeralayda iyo camel herderka. Isma dilayan weeye? way kala roon yihin markeedi hore. Communism was tried, but failed, it created tribalism in the end. Dont ask the nomad to sadaqo for farmer and make him equal thru somalinimo, maba yeelayo iyaga iskuma sadaqayan. Sadaqo waa choice, sharci ma aha. Communism SHARCI buu rabay inu ka dhigo..

Just tell them how your economic policy relates to livestock, that's their language, spin up a rhyme or two and u win them over. But don't tell them to come into magaalo where there is no benefits for them oo dadka qayb yar oo ari ku nool yihin per person. Way isku cayan gudahooda taas. My dad was born from a mother who had no other kids, bah bah bay isku arkan, they will take xoolaha and share with their brothers of the same mother, so my awoowe knew my dad wud become a GUN in miyiga, markasu magaalo geeyay where individual can survive. Imagine travelling around with a few adhis and maybe few camels when all ur brothers shared with larger families saying ur to small of a family to get a bigger worth. It's the law over there, waqti haku dhumin inaad badesho their ways. We waste time on things they established long time ago. Langaabku ma jecla, anaguna laangaab baanu ahayn runti dhinaca bahdeena.

Langaabku xal ba uu taala, waa magaalo koley beero oo ka si liita aadi maayo. Abahay laantisa waa hal wiil dhinaca bahda. Hence waa langaab. Laanta wiilasha kale waa badnanayeen. Don't sit there trying to change something because it doesnt play well to you. Just move on and adapt and survive. Half the problem in somalia wax baan badelaya ileen anigu ima roone.

Osman mahmodka laantooda waa dhinaca bahda, we have different culture to other somali clans. Wa habarta. Other qabil maybe are different lakin anagu dhinaca ragga ma qiimayno because we all same father, lakin habarta ayaa laysku qiimaya iyo intay dhashay markasu bahdasi ayaa talin doonta. Thats why my father said kingkong said to him 'warsangeli' baa tahay and may dad said adiguna dir ka si liita soo ma tihid? he said hikmad malahayn, sumcada ku noola kaasi. My dad meant warsangeli waba suldano adigu maxaa tahay dir xun oo banankasi taal. Just cause he was bad person doesnt mean boqortoyada ayaa liito, there is difference sxb. Tarikhdooda lama diidi karo, waba ku hos noolayd.

Habar liito ayay isku cayan osman mahmoud my dad said, cause odaygi iskuma cayi karan. But he said the point is, u cant deny the history just because of a bad person. Sumcadu waa wax aan la inkiri karin, he said he silently told islan mahamed adaa boqorka ah lakin kasi qardho joggo sumcadisa ayaan dhowraya. Sumcada wala xusa lakin shaksi isagay ku xiran tahay hadu nabnaab yahay iyo in kale.

My dad knows miyiga plus magaalo hence why he can get along with both. But not this suuq madow magaalo there is not magaalo their suuq madow he said, its just criminals there, dambiilayaal weeye all of them no matter where in the nation, their all connected. He means the old somali towns and old miyi. He said dadkisa ma joggan magaalo, a little is left in miyi. He means ppl like cisman kaluun he spotted him on tv and said TURN IT UP VOLUME lol. He doesnt pay attention to the others today. There is still a few in hamar he said but not on TV. Sumcada soo dhistay, has something to lose if he plays games in somalia cuz they remember the old rules.
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Top