Trouble in Jigjiga as Amxaaro take over

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Militariga dalka Itoobiya oo la wareegay Jigjiga iyo wararkii ugu dambeeyey
January 30, 2019
Jigjiga (Caasimada Online) – Xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa degan kaddib markii ciidammada militariga Itoobiya ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga iyo guud ahaan goobaha Muhiimka ah ee Jigjiga.


Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Jigjiga ayaa warbaahinta u sheegay in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay Saakay xilli hore Ammaanka magaalada la wareegeen, waxaana sidoo kale Ciidamadaasi Ammaanka la sugaya Ciidamada Booliska.

Milatariga Itoobiya ayaa inta badan looga baran in ay soo dhexgalaan magaalooyinka, waxaana la sheegay in ay kasoo guureen xeradii ay ka deganaayeen duleedka Jigjiga.

Saraakiisha Dowlad Deegaanka waxay sheegeen in la dejiyay xaaladda isla markaasna magaalada ay hadda xasiloontahay.

Rabshadihii shalay ka dhacay Jigjiga waxaa ku dhintay labo qof halka ugu yaraan saddex qof ay ku dhaawacmeen.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

caasimada@live.com

Militariga Itoobiya oo la wareegay Jigjiga iyo wararkii ugu dambeeyey xaaladda | Somali Info
Wed Jan 30 2019
[…] Jigjiga (Caasimada Online) – Xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa degan kaddib markii ciidammada militariga Itoobiya ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga iyo guud ahaan goobaha Muhiimka ah ee Jigjiga.Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Jigjiga ayaa warbaahinta u sheegay in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay Saakay xilli hore Ammaanka magaalada la wareegeen, waxaana sidoo kale Ciidamadaasi Ammaanka la sugaya Ciidamada Booliska.Milatariga Itoobiya ayaa inta badan looga baran in ay soo dhexgalaan magaalooyinka, waxaana la sheegay in ay kasoo guureen xeradii ay ka deganaayeen duleedka Jigjiga.Saraakiisha Dowlad Deegaanka waxay sheegeen in la dejiyay xaaladda isla markaasna magaalada ay hadda xasiloontahay.Rabshadihii shalay ka dhacay Jigjiga waxaa ku dhintay labo qof halka ugu yaraan saddex qof ay ku dhaawacmeen.

 

Shaolin23

Seeker of knowledge and truth
ONLF Cucks:

Let me know when you’re people shed as much blood as ONLF for their land better to come to a compromise with the new Ethiopia than to be stubborn and be left with nothing its called being politically savvy
 
Let me know when you’re people shed as much blood as ONLF for their land better to come to a compromise with the new Ethiopia than to be stubborn and be left with nothing its called being politically savvy
Only women or people of similar attributes would bark at fighters as they themselves hide inside their homes :francis:
 

Farm

VIP
Let me know when you’re people shed as much blood as ONLF for their land better to come to a compromise with the new Ethiopia than to be stubborn and be left with nothing its called being politically savvy

Why are you constantly quoting me like a lost boon, if I recall weren’t you crying recently about me quoting you..?
 

Grigori Rasputin

Former Somali Minister of Mismanagement & Misinfo.
Staff Member
Wariyaha SomaliSpot
@TekNiKo adeer please create Radio WeaternSomalia, we will use it for this
We must clear the bushes, we must cut the midget tree...the graves are empty..we must stop the infestation...the shipment of baangados are coming, each grab one. We must spray these mosquitoes
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top