Towfiiq & Af-Barwaaqo Peace agreements, to creat United Army and Freedom of movement per Accord...

heshiiska-696x320-1.jpg


5 qodob oo ay ku heshiiyeen Beelihii ku dagaallamay Mudug
December 19, 2019


Af-barwaaqo (Caasimadda Online) –Taliyaha Ciidanka Dhulka xooga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21 aad ayaa Goobjoog ka ahaa heshiiskaas oo lagu dhameynayo colaad ka taagneyd Degaannada Af-barwaaqo iyo Towfiiq oo dhaca Bariga Mudug.


Odayaasha Labada dhinac ayaa Ku heshiiyay Shan qodob si loo dhameeyo Colaada labada Beelood,kuwaas oo kala ah.

1- In la dhiso Ciidamo isku dhaf ah

2- In la Magacaabo Guddi Odayaal ah oo ka kooban 10 Xumnood,

3- In si Nabad ah ay u wadda daaqaan Xoolaha Dadka reer Guuraaga ah


4- In qofkii qof kale dila lagu xukumo dil toogasho

5- In Reerkii reer kale ku duulaa Dowladda Soomaaliya ay la wareegi doonto

Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Degaannadaas ayaa kormeeray dhammaan meelihii laga kala qaaday ciidanka Beelaha dagaallamay



After Galkacyo has created an United Sacad and MJ armed forces, now Dir and Sacad too create an United armed forces stationed in Towfiiq and Af-Barwaaqo, it all shows to an specific sign........
 
Last edited:
After Galkacyo has created an United Sacad and MJ armed forces, now Dir and Sacad too create an United armed forces stationed in Towfiiq and Af-Barwaaqo, it all shows to an specific sign........

:drakelaugh:

kkkk, more lies. there is no united sacad mj force in gaalkacyo. where do you get all these bullshit from.

in mogadishu during abgaal and habar gidir days there was line the green zone that each party did not cross. gaalkacyo has the same.
 

Trending

Latest posts

Top