Their was a Isaaq guy btw name of Jirde Xusseen AUN. He had the biggest house in Xamar and waaqoyi region and was ones considered the wealthiest Somali man.
And another man whos name was Mohammed Osadey. Who ran a coffee business. But unfortunatly after the war he had his wealth/business stripped. Could've well been a billionaire
Hagi Ibrahim Unlaayo who was Ali Saleeban was the wealthiest man in Somalia for past decades, the man has whole xaafad in Moqdisho and kismayo and has heavily spend great amount of his money building mosques in the south and donating to charties.
Ibraahim Uunlaaye waxaa uu ka mid ahaa maalqabeenkii ugu waynaa ee dalka soomaaliyeed ka dhashay, kuna lahaa hanti maguurto ah oo aad u badan magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo; Xoolihiisa oo dhanna galiyey horumatinta dalkiisa sida dhismaha Airport kismayo, Suuqyadda ugu waaweeyn ee dalka siiba Xamar, Masaajidyo, Xafiisyo, Bakhaaro, Guryo, Garaashyo, Shaleemooyin, Gawaaridda Xamuulka, Beero, iyo Hantiyo kale oo aad u farabadan oo aan halka lagu soo koobi Karin.
Sanadka markuu ahaa 1989 ayaa Ibraahim Uunlaaye dawladii Soomaliyeed ay u aqoonsatay kuna abaalmarisay in uu yahay ninkii ugu hantida badnaa oo hatidiisa dalka gudihiisa galiyey, kadib markii la tartansiiyey asaga iyo Jirde Hussein, oo isna ahaa maalqabeenka labeed ee Soomaaliyeed.
Sanadka markuu ahaa 1991 ayaa waxa uu u qaxay dalka Kenya asaga iyo caruurtiisa waxa uu watay lacag gaaraysa ($5 million) shan milyan oo doolarka mareykanka ah; haddiiba waxa uu lacagtaas u dhiibtay kuna aaminay ganacsade Soomaali ah oo sharci ku leh dalka Kenya, uuna ka codsaday in uu u maalgalin ku sameeyo. Ganacsadahaas oo magaciisa layiraahdo Maxamud Axmad Maxamud oo loo yaqaano Shariif Dhagawayne ayaa muddo 14 sanno ah u hayay hantidiisa.