Bohol
VIP
People backhome must be very poor if $500k is a lot of money for a entire community.
Suldaan Maxamed Suldaan Xasan oo kamid ah Koox isimo ah oo dhawaan u baxay dhanka somaliland iyo Hargaysa ayaa dib ugu soo labtay magaalada Badhan
Suldaanka oo markii uu ka soo laabtay Hargaysa warbaahinka kula hadlay hoygiisa uu ka dagan yahay Badhan ayaa sheegay wixii uu kala kulmay maamulka muuse iyo wixii ay ka soo faa iiden socdaalkii ay ku tagen Hargaysa.
Hadalkiisa waxaa uu ku soo gunaanaday amaan iyo bogaadin uu amaanay maamulka snm iyo muusse bixii kadib waxaa ii shaaciyay in loogu deeqay beesha warsangali lacag dhan Nus Malyan dollar waa shan boqol oo kun oo dollar.