AUN Ugaas Hassan Of the Xawadle clan. Passed away due to covid. Covid deaths on the rise in Somalia.
@Kheyre @Ronaldinho
AUN Ugaaska Beesha
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo geeriyooday iyo R/W ROOBLE oo ka hadlay
Muqdisho (Caasimada Online) - Allaha u naxariistee waxaa caawa geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ahaa ugaaska beesha Xawaadle. Marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inuu haleelay cudurka Coronavirus. Masβuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey...
www.caasimada.net
@Kheyre @Ronaldinho
AUN Ugaaska Beesha