The race for post -Hirshabelle Liberation started

Kooxdii Hirshabelle ayaa farta wadnaha ku haysa maadama Stateka la xoreeyay waxay isku dayayaan inay carqaladeeyaan inta dhiman waxay bilaabeen marka inay khilaafaad gudoomiyaha magaalada Halgan ay beelaha ka dhex abuuraan taas oo uu Jeyte ka hor yimid. Dabageed ayaa xamar looga yeeray oo loo sheegay inuu wax isbadal sameeeyn karin inta dagaalada socdaan hada Xamar ayuu joogaa halka Jeyte qoyskiisa ku booqanayo Uganda

Wasiir Abdirizaaq oon la tusi karin Dabageed oo xiligii doorashada xildhibaanada is hortaagey ayaa Jeyte la safan wuxuuna u sheegay guudlaawe inuu banaanka ka joogo Dabageed.

Maadama Khilaafka dib loo dhigayo ilaa xoreynta hirshabelle kadib waxay beesha ololo ugu jirtaa in maamulka dhan meesha laga saaro both Guudlaawe iyo Dabageed. Hadaba waxaa soo baxay qolooyin badan oo ku tartamaya inay hogaamiyaan isbadalka Hirshabelle. Jeyte wuxuu rabaa inuu madaxweyynaha isku soo sharaxo, Groupkii Xuuud mid ka socda oo loo doortey Gudoomiyaha Golaha badbaadada Hiiraan Shabeele laakiin ninka loo wado Waa Sanbaloolshe. Fikirkii hore ooo ahaa in Guudlaawe waqtiga u harey dhameysto waa isbadalay kadib markii dhulkii Abgaal la xoreeyay farxadaan oohin aa ka danbayndoonta 🤣🤣





 

Attachments

  • Screenshot_20230116-200637~2.jpg
    Screenshot_20230116-200637~2.jpg
    72.1 KB · Views: 60
  • Screenshot_20230116-200534.jpg
    Screenshot_20230116-200534.jpg
    47.7 KB · Views: 49
Apparently @The Midlands is an XL from JL :mjlaugh: He had the audacity to tell @Rationale that HS doesn’t concern him ileen he’s the ultimate langaab even by Xawaadle standards
i don't think it was me i think Kheyre but having said that do waceysle has deegaan in Hirshabelle? Cabdi Yuusuf are big in Hiiraan they start from South of Baladweyne in Dhagaxjibis wich is part of Xaawo taako dominated by Cali madaxweyne. CALI MADAXWEYNE live around the highway that goes jantakundishu and the East. Cabdi yusuf follows the river to the south up to Buuloburde the first village is called Camalow they settle both sides of the river some times as far as Ceelcali of Gaaljecel like Doondheere 30km from walawayn. Another area they settle is feerfeer Ethiopia and burdhiinle between feerfeer and mustaxiil with reerow Hassan like dhuurraaxo and FEERFEER SOMALIA.

See Hawadle facebooker putting them with beelaha jiinka wabiga
 

Attachments

  • Screenshot_20230116-210109.jpg
    Screenshot_20230116-210109.jpg
    163.3 KB · Views: 50
  • Screenshot_20230116-205048.jpg
    Screenshot_20230116-205048.jpg
    95.6 KB · Views: 57
Laangaab xawaadle even claim to live in Gedo one time he try claim Dollow :pachah1:
we live in Jubooyinka specially in Jubada dhexe like Saakow and jilib. JL is a mixed region through dominated by Daarood. We r getting mp in exchange of Gedo and SNA is heading there we will join it like we did USC 🤣🤣
 
Laangaab xawaadle even claim to live in Gedo one time he try claim Dollow :pachah1:
yes we lived in Gedo we still have presence in Baardheere and few in LUUQ. someone from Luuq is with me now. After the USC led by Cabdi Yusuf we moved to the Dogodia side and near by hawadle adeero in filtu. This is my own reer. They are called Warfaa Mataan. In Seekow we have Iidle Mataan we live in feerfeer Ethiopia the famous ulaax Faarax well known for his wars with Bahgari is one of them. So my reer live with Daarood from Ceelgaab Ethiopia to JL
MEETING IN DOLLO ADDO OR THE ETHIOPIAN DOLOW

 
Last edited:
Hhh wad riyooneysaa…Hirshabelle aa laga xoogay hada JL miyaa kuso qaxdhay
lol at the word qaxooti coming from you 🤣🤣

Im one of the 5 hawiye mps loading hadii kale aqoonsigaa lagaala noqonaa. Same harardheere scenario will be done in Jilib in this year will be attacked from the coast and we will be armed(Shiikhaal dir gaaljecel xl). KDF will be kicked out of Kismaayo after two years with Amisom on JLs election time kaaley ii diid adiga 🤣🤣
 
Last edited:
lol at the word qaxooti coming from you 🤣🤣

Im one of the 5 hawiye mps loading hadii kale aqoonsigaa lagaala noqonaa. Same harardheere scenario will be done in Jilib and we will be armed. KDF will be kicked out of Kismaayo after two years with Amisom on JLs election time kaaley ii diid adiga 🤣🤣
I’m Jubbaland native and everyone knows that however you’re one of them niggas who have identity crisis mar hawiye karkiisa xoqaneysaa marna hawiye ma ihi ee isku siyaasad nahay …btw Jubbaland won’t add admit anyone and that’s what all of us agreed with including Mx
 
I’m Jubbaland native and everyone knows that however you’re one of them niggas who have identity crisis mar hawiye karkiisa xoqaneysaa marna hawiye ma ihi ee isku siyaasad nahay …btw Jubbaland won’t add admit anyone and that’s what all of us agreed with including Mx
im not confused. in politics hawiyaan wax la goosanaa. Gaaljecel iyo Shiikhal r not more Hawiye than me and they represent Hawiye in JL. HAWADLE MP FROM SAAKOW MARK MY WORDS.
 
im not confused. in politics hawiyaan wax la goosanaa. Gaaljecel iyo Shiikhal r not more Hawiye than me and they represent Hawiye in JL.
Gaaljecel & sheekhal wad dad deegan ku leh JL & they got their right adigu see waxad ka hartay USC deegan iyo tuulo mid na kuma lihid JL
 

Trending

Latest posts

Top