The poem he said in text

I think the good PM might be misremembering the verse, which was in 'Duraaqsi' poem, abwaan Dhoodaan's participation in the famous 'Ergo Daarood' sequel, in which he castigated pro-Kacaanist poets.

In a nutshell 'Horta dibedda maad soo dhigtaan, kii dambiga gaystay'.

  • 'Dhulkuna ma aha daaqada dhariyo, daas qof leeyahaye'

'Dalkan Yurub Israa'iil dajine, xoog duldhige Naato
Uma dixan-dixaysaan agow, waad ku digateene
War xoolaha damaankiyo, sidii qalab dukaan yaala
Danbiil lacaga, doolar iyo dahab, ma gooyaane
Dhulkuna ma aha daaqada dhariyo, daas qof leeyahaye
Umadaa cayda loo diiqayaa, ma aha dawgoode
Ha iskana dulqaateen anaa, xaal dagdaga siine
Soomaaliya ku soo durug, bal aan dayno Falastiine
Dagmo, balad, in dallag beeratiyo, daaqsatada guurta
Shacbigaan danqaabiyo dhex ool, dira-diraa toona
Shacbiga isu deexdee kalgacal, wada dalxaynaaya
Umadaa wadaniyiinta eed, dooni sharaf tooda
Walaalahan isdaaraynin ee, ooda wada dayrta
Maxaa loogu doolaabayaa, duhur in lays boobo?'​

 

Trending

Top