BEESHA #LAYLKASE OO LAFILAYO IN AY PUNTLAND KA GODO DHAWAAN.
baashan oo dagan Gobolka Mudug ayaa waayadan danbe waday Qorshaayaal waa wayn oo iskugu jira:
Deegaamayn , Dhaqqalo abuur , dhisid ciidan xoog leh iyo Heshiisyo waawayn oo ay lagashay Galmudud.
BEESHa LAYLKASTE
* waxay iski xirtay deegankay ku lahayd Laamiga dheer sida Farjano , Daarasalaam ilaa iyo Galdogob.
Waxay Gacanta ku dhigtay Deegaanka udhexeeya Bacaadwayn ,Buuro qab , bursaalax iyo Bayra ilaa Galdogob.
* waxay Abuurtay Ciidan qalabaysan oo loo Baxshay CIIDANKA ILAALINTA DHULKA TANADE.
* Waxaa habeen iyo maalin qorshayaashaa u socda oo aan ka daalin xildhibaanda beeshu kuleeday dawlada Fadaraalka iyo Gudi iskugu jirta Qurba joog iyo Ganacsato Galdogob joogta.
* Waxay diiday kasoo qaybgalka Shirka Galdog Madacwaynaha Puntland.