The European Union & IOM Joint Initiative Frees 97 Somalis from Libyan Prisons

Great work by President Farmaajo. He spoke directly with the Libyan President in Turkey and asked that somali prisoners be released.

Dowladda Soomaaliya oo saakay dalka kusoo celisay ku dhowaad 100 dhallinyaro ah oo ku xirnaa Libya
2022112637775488041333145.jpg


Arbaco, Janaayo, 12, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa saakay dalka dib ugusoo celisay 97 dhallinyaro ah oo muddo sanado ah ku xirnaa xabsiyo kuyaalla dalka Libya.

Dhallinyaradan oo tahriibayaal ahaa ayaa dhibaatooyin badan kala kulmay intii ay ku jireen xabsiyada dalka Libya, waxayna sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in lagusoo celiyo dalkooda.

Wasiika arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdi Siciid Muuse oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhallinyaradan sii dayntooda ay ku timid kadib markii madaxweyne Farmaajo uu dhawaan dalka Turkiga kula kulmay madaxweynaha dalka Libya.

Wasiirku wuxuu sheegay in madaxweyne Farmaajo in uu kala hadlay madaxweynaha Libya in lagusoo wareejiyo muwaadiniinta Soomaliyeed ee ku xiran xabsiyada dalkaas.

" Dowladda federalku waxay dadaal badan galisay in maxaabiista meelo badan caalamka kamid ah ku jira iyo dad ku dhibban waddamada ay joogaan, dib ugusoo celiso dalkooda," ayuu yiri wasiirku.

Afartii sano ee lasoo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa maxaabiistii ugu badnaa dalka dib ugusoo celisay, kuwaas oo intooda badan ahaa tahriibayaal si sharci darro ah ku galay dalalka lagu xiray.




 
Farmaajo’s lies exposed.

Farmaajo claims many achievement but the UN/EU keeps exposing his achievement claims of being nothing but lies.

By example, the Migrants/tahriibs who were brought back to Mogadishu from Libya were done by EU and not by Farmaajo as Reer Gedo claim.

Farmaajo is an Criminal with an history full of lies and deceit.


 
Tell it to the puppet galnus president. HAG are constantly complaining about farmajo, but not a word about the HAG puppets that are doing Farmajos bidding.
 

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Tell it to the puppet galnus president. HAG are constantly complaining about farmajo, but not a word about the HAG puppets that are doing Farmajos bidding.
We control them all listen to your Eedo she lost hope
 
The EU-IOM Joint Initiative for Migrant Protection and Reintegration is funded by the EU to avoid migrants coming to Europe. They don’t go around prisons in Africa to ask for release of prisoners. All they do is help and assist people who want to return and assist them to return back. They cover all the flight costs, medical bills, temporary shelter, food and water, well-being and reintegration support etc.

First returnee: β€œ labo sano ayaan xirna, Dowlada Somalia darteed ayaan xoriyadeedi u helay”

β€œSomalia hanoolaato. MW Farmaajo Aad baan ogu mahadcelinaya isagana wallahi nafteyda maanta hada layiraahdo ujar waan ujaraya”


Second returnee: β€œDib marku safiirku inbadan noguso noqnoqday mashallah maanta aad baan ufaraxsanahay ciiddeydi iyo dalkeygi iyo hooyadey iyo dadkeygi”

19 December 2021: Third Turkey-Africa Cooperation Conference.
IMG-20211219-WA0021.jpeg



IMG-20211219-WA0019.jpeg


https://sonna.so/en/president-farmajo-meets-with-libyas-presidential-council/


Meanwhile, the President discussed with the Libyan President on how he could assist in the liberation of Somali nationals detained in Libya, and the two agreed to work together for the safety of Somali citizens inside Libya.

The Federal Republic of Somalia will soon send a special commission to look into the situation of the Somali detainees in Libya. The Commission will monitor and report on the conditions of our citizens.
 
Top