The Best Sheikh In PL

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
This is a good sheikh sxb oo runta idin sheega, bahalo ba tihin, meel sharci oolin waa naar weeye, akhri diinta meel sharci oolin maba la joggi kara, shaydhanka weeye. Waxana soo socoda generation burbur yaqan oo aan diin kala jeclayn hada. Sheikha ba manta qabiil leh, weligeed ma dhici jirin taas, qabiil walbo waa xushmayn jirtay, dhaqanki ba sii socoda. Niin sheikha today qiimo ku fadhiyo Somalia wuxu dhex galay siyasad, xitaa isimki ayaa dhex galay oo meel walbo lagu toganaya.

What is coming is we going to selling somalis, it's already happening bosaso eelay laga ganacsanayo waa eelay xun ba loo arka, naxarista ba si socota, ileen burbur iyo meel aan sharci naxaris ma taalo, waxaa loo noqonaya hayawanka iyo hoyada aduunka ama mother natureku oo dhiig keliya la yaqan oo aan la aqoon diin, somalinimo, iyo dadka sida loola dhaqmo ama meel laysku yimado. MALIN WALBO ZERO SUM BAY CAYARAN SOMALIDA.

WAX KALE MA YAQANAN XITAA TANASUL MA YAQANAN, TANASUL HADAYSAN JIRIN WAXAA ISKU IMANAYO LABO NIIN OO EXTREME AH DHINACA MASKAXDA, AKHIRKI WAX MA DHISMI KARO, ILEEN MEEL DHEXDHEXAD AH ISKUMA IMADAYAN, MANA XUSHMAYNAYO EVIDENCE, SCIENCE, AMA LAGU QANCIN KARO AMA WIXI ADUUNKA KU SHAQAYSO MANTA. TWO EXTREME POSITIONS WAXAY KEENTA IN BURBUR KA SOO BAX AMA LAMA GARAB AKHIRKI WAXBA MA HARAYO AMA MID BA HARAYO AMA SIDEEDA LA AHANAYA. DIINTA MA OGOLO EXTREME POSITION DHINACA MASKAXDA, MEEL KASTO NOOLASHA WAXAA LAGU YIRI DHEXDHEXAD ISKU YIMADA WAX KASTO, ILEEN EXTREME WAX LAGUMA DHISI KARE.

Shaydhan ayaa na wato kuligeena oo noo leexinayo extreme, ileen wa og yahay extreme wax ka soo baxayso aanan jirin oo ay umadasi is khilafayan sidu rabo. cadifada iska yareeya raggay waa goofta shaydhanka cadifadu
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wa runtisa sheikh manta waan iska ganacsana somalida dhinaca tahribta, beri waxaa ku xigo in lays cuno oo suuqa la keeno cadowga hilibkisa si loogu faano, wa runtisa moryantu dhaqankasi waa aminsan yihin, we believe in cadowga hilibkisa la geeyo suuqa si beeshisa ay uu gaarato in aan geesi nahay oo aan kala jeclayn beentisa iyo diinta uu ku gabanayo oo noo yahay niin qabiil ah oo cadow ah.

The early pagans of arabia sidan bay ahayeen dee, illahi ma aqoon, ti aduunka bay yiqin ee mother natureku oo ku saabsan DHIIGA WEEYE iyo umadasi maba heeshin karan dhinaca dhiiga ileen isku family qof yahay ma jiro, walays cunaya waa iska caadi. Sheikha ha iska adkaysto, in lays cuno kadib kan roon reerka uu harayo ayaa loo dhaqmayo isku turturkani dambe wala jojjinaya marki jiilkeena mooryanta oo burbur keliya taqan hukunka la wareegto, wa oday garanayo waxaa soo socoda 50 years ka bacdi. anigu kama yeeli sheikh inaad uu naxarisato cadowga wa sidu maxamed abshir yiri qoriga hala dhiigo waagi dagaalki galkacyo, ka waran waxasi. Sheikhuna wuxu ku lee yahay qurankana si badi markay xabadu soo socoto iga tag waryaa, war meeshu waa hoyadi aduunka waa luqad cid kasto taqan xitaa hayawanka, diin ma taalo meeshasi

kuwani diinta la ordayo qorshahooda waan naqan hadan moryan generation nahay waxay raban inay na jiliciyan oo cadowga moryanta kale noo gacan geliyan. sheikhyasha haka baxan arimaha dawladnimada, meeshani dagaal ba taalo, iyo luqadisa ma aha salat waa ti hoyadi aduunka
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Ask the sheikh niinki ugu cansana oo masjidka loogu soo galay garowe oo xabad lagu dhuftay, ma waxad rabta moryankasi in aan salat iyo diin kala hadlo, luqad kale buu lee yahay uu wax ku fahmi kara, ee noo daaya moryanta. Luqadooda waa mid gooni ah wa mid ku sabsan mother nature iyo sidi la ahan jirey intaysan diin ama somalinimo ama meel dhexdhexad laysku imadi karo ama xitaa caqli dhinaca sayniska oo laysku qancin karo dee, sidas bay aduunka uu kala noola waagi hore. ha soo aqrisado sheikh tarikhda aduunka markaysan jirin wax laysku fahmo dhinaca ibna adanka, wa bilowgi naar weeye, lama joggo arintu salad iyo diin aqris, waxaa la jogga isbadbadi tarikhdada iyo carurtada iyo awoowasha waxay uu dhinteen oo idin rebeen cayaar ma aha, dadyow badan ba laga kiciyay dhulkasi desertka, dadkasi iskama guuran soo ma ogid hadi aysan abaar jirin. welina gaar waa joggan sida borantu dhinaca kenya iyo kuwa masaika iyo waxasi dee, dadkasi kama tanasulan dhul awoowe si fudud
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sheikha needs to understand the mother nature principle is blood based, it doesn't care for working in groups or on common ideas, this is a primitive mother nature system ay hayawanka iyo ibna adanka dhan ku wada hoos nool, anagu diin iyo somalinimo ayaa in-yar meel dhexdhexad na keentay oo waqti iyo juhdi badan la geliyay, lakin tan hoyada aduunka weligeed ma aadayso.

Look at western world how people protect they're family waxasi wa arimo dhiig dee weligood ha horumareen qof ka harayo arimo dhiig wa yar tahay waa sharci kamid ah aduunka oo hayawanka xitaa saaaran, meel uma socodo sheikhow. Somalis bahashi bay 'extended family iyo tol gaadhsiyeen' keliya lakin principleku waa the same. Arintuna ma aha diini ama dhaqan ama feker(sida capitalism iyo communism) somalia, waa laysku qarinaya oo waa 'tool' lays oranayo in cadowga garab loo kale jebiyo si ay uu fuduudato qorshahooda ninka roon reerka uu harayo.

Isimada waxaa la siiyay awood dhul iyo dhaxal beeleed, sheikhuna arimo diini which are critical, lakin taas manta ma taalo, sheekadu waa hoyada aduunka. Anigu waxan ka barta tarikhda hore siday laysku gali jirey, waana la keenaya sheekoyinka tarikhda somalia ka dhacay ee bari iyo kuwi ka dhacay aduunka inteeda kale. Wa la waari jirey cadowga xitaa europe inta LA SOO QAATO BIR WAYN AYAA LA WADA SAARI JIREY SIDA HILIB.

The reason is dagaalku waa mid maskaxiyan oo la rabo inaad cabsatid ama cuqdad ku gasho si lagu gumaysto akhirki. The purpose of war is to instill fear in the hearts of the enemy and to mentally colonize him, because he will never forget sida somalida oo kale, markasi ayaa qorshahaga dhul boob bilaabaysa sida geedaha laga jarayo koonfurta.

Thats why diinta waxay ku tirahda yaan maskaxda illahi mooye cid kale ka baqin ama niin gumaysan ba tahay, somali badana cuqdad iyo gumaysi maskax ba hayso ama heeshish la'an intasi ma dhici lahayn hadaysan dhinaca 'trauma' jirin. Hawiye iyo Isaaq ba ugu daran, darod intu is laayo way is dhex galan mana jiro xad iyo xad waxasi sida koonfurta oo weli buga oo maskaxdi ayaa karan karin in aadan weliga hos isku dhigin cadowga ama tusin inaadan heeshin karin wuxuna uu qaadanaya inaad weli bugto oo qorshihisa kugu si wado dee illa aad akhirki ka carartid dhaxalki awoowe
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Waxaa soo socoda akhirki in dagaalka noqdo sida firconi oo carurti jiilka beeshasi la dilo, ileen diinta ay si dacifayso ileen naarta bilowgeedi bala joggaye waa in loo hogaansana sharciga naarta oo ah shaydhanka ugu wayn harayo, waxana imanayso qorshayaal kale, sida lama dilayo kan dembiga la galay waxaa la dilay kan uuu jecel yahay ha noqoto ina adeer ama abti ama abbe iyo hoyo. Sheekadu way is badelaysa iyo xanuunka markay jiilkeeni oo burbur keliya taqan dalka la wareegto, because ayaga at least waxay raban in xal kama dambays la gaadho not in laysku turturo malin walbo
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sheikha is absolutely right naxaristi ayaa baxayso ileen hoyada aduunka naxaris ma taalo hayawanka hadu cunto waayo sadaqo ma jiro wuu og yahay illahina wa og yahay capitalismka lagu sheegayo ta weeye ninka reerka uu harayo oo wax kasto keligi weeye dawlada mana fara gashanayso hadu dhinto ganacsigisa ama lacagtisa he will be homeless ma garatay sida hayawanka, diinta ayaa na bartay naxaris iyo morality iyo wax la xeeriyo, ama hayawanki nooceeda ayaa noqonayna oo sharci kale ku hoos nool oo ah badbaado tiisa iyo qoyskisa soo ma arag. They only care to survive based on family units, ileen sharcigasi ayuu ku jira, waana sharci bin adanka gali karo hadi diinta si baxdo. Waana si socoda diinta hada wa af uun ba laga sheega islam, lakin caloosha lagama ahaa, ti aduunka ayaa caloosha nagu jirtee, hala cayaara loooooooooool. niinka roon reerka uu harayo somalida way taqan gamekani dee.

Abdillahi Yusuf wuxu idin ka ilinaye inaysan jiilkeena soo bixin si hada wax la dhiso intaysan gacantina ka bixin oo beelo badan laga waayo somalia akhirki, ileen jiil burbur ah way yaqanan in xal kama dambays la gaadho waa guusha keliya ma aha isku turtur. Wuxu abdillahi yusuf idin ka ilalinaye si aan jiilkeena fursad uu helin bahalnimadeena
 
Last edited:

Trending

Top