The absence of villagers in the liberated towns and Hormuud is the reason for the khawarij capturing the Army bases

Very informative. Nimankaan Mucaarad ha ahaadaan laakin xogta ciidanka eritra ay haayaan. Mahad Salaad did good job in Mogadishu arintaan waa ka weyntahay laakin waa inay ciladaha fahmaan sida meel aan dad joogin oo ciidan looga tagayo iyo hormuud
1-Ilaa hada intaan aadan yabaal ka aheen meelaha kale sida Ruunnirgood, hilowle gaab, ceel Cali axmed, Galcad, Ceeldheer iyo masagawaa dadkoodii kuma soo noqon waana sababta ugu weyn oo markaste Xerooyinka ciidamada loo soo dhoco ileen dad ma heestaan ay darbi ka dhigtaan

2-Al Shabaab waxay kujirtaa howdka gadaasha ciidamada waa waxaan sheegi jiray meel kaste ayna ka soo baxayaan. Howdka wuxuu u baahanyahay macawisey iyo reer miyi difaaca lama hayo.

3-shirkada Hormuud oo isgaarsiinta ciidanka ka jarta markaste oo la soo weeraro si aysan gurmad u helin

Hadii ayba saan jirto maxaa dagaal loo galaya marka hore adoo isgaarsiinta lagaa heesto?

Xaalku markuu saas yahay ayadoon lagaarin dhulkii murusade iyo Duduble ciidanka waa ku dhamaan doonaan hubkana waa la wareegi doonaa iska soco iyo second phase ku orod ma shaqeynayso waa in dadkii ka baxay shabeelada dhexe la soo celiyo waa in beelaha la abaabulo

Ninkaan wuxuu leeyahay al Shabaab wiilal xoolo dhaqato ah oo Xawaadle ah ayaa jabiyeen farqiga waa intaas anaga dadkeena ma baqaan tuulooyinkoodii kama qixin meesha hadiinan dad ku haynin wiilasha bilaash yaan loo laynin





 
Last edited:

Trending

Top