The 4 Sons of Galmudug have landed in Hobyo, to reconcile & choose which one becomes GM President.

Status
Not open for further replies.
Qabanqaabada Shirka Midnimada HG Galmudug ee Hobyo oo si xoowli ah ku socda (Daawo)


Wafdi ka socda Gudiga Qabanqaabada Shirka Hobyo ayaa gaaray Dagmada Hobyo, iyagoo halkaas kula kulmay qeybaha bulshada ee dagmadaas.



Gudiga ay xaqiijiyey in shirku Midnimada Hoboyo uu dhici doono waqtigii loogu tagalay. Wafdiga maanta tagay Hobyo ayaa gogol xaarka shirka. Ergada shirka ka qaybgalaysa ayaa lagu qiyaasay in ay kor u dhaafayaan 500 oo qog.


Gudiga ayaa sidoo kale sheegay shirka ayaa la ii sheegay inuu soconayo ilaa lagu heshiiyo, waxaana wajiga koobaad loogu tala galay inuu ahaado shir dhaqan halka loo gudbi doono wajiga kale shir siyaasadeed.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top