
Ciidamada Ahlu-Sunna oo isaga baxay deegaan ay horay ula wareegeen - Somali News Leader
Wararka laga helayo degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka Ciidamada Ahkusunna ee dhawaan la wareegay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ay isaga baxeen, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen. Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Ahlusunna oo wata...
www.warqaad.info