Qatar argues that Al-shabab's courts are good and the Somali government should stop destroying them. After a week of the SFG succesfully destroying Al-shabab's so called courts. The terrorist state of Qatar has started an expensive propaganda campaign and advertisement for Al-shabab's. Fahad Yassien who is a spy agent for Qatar and was a journalist for Al-Jazeera was the main figure behind this Al-Jazzera post praising Al-shabab.
QATAR"Maxkamadaha Shabaab way fiican yihiin ee dowlada haka deyso Bur-burinta"
Isbuuc kadib markii ay dowladda Somalia bur-burburisay guud ahaan Maxkamadyo ku sheegi Khawaarijta Shabaab ku baadi jireen Shacabka Hawiye ayaa Al-Jazeera oo ah warbaahin laga leeyahay dalka Aragixisada ah ee Qatar waxa uu maanta daabacay propogando iyo Xayeysiimo ay u sameynayso maxkamadyo ku sheegii Shabaab ee la bur-buriyay.
Fahad Yasin oo hada ah sarkaal ka tirsan Sirdoon QATAR ,horayna u ahaa Wariye Al-Jazeera u shaqeen jiray ayaa la rumeysan yahay in uu kaalin weyn ka qatay in Qoraalkaan lagu daabaco Page-ka Al-Jazeera.



