Taliyaha Ciidanka Xoogga oo go’doon ku ah baadiyaha Shabeellaha Dhexe – Xog
Jowhar (Caasimada Online) - Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa muddo ka badan 10 cisho waxa uu ku sugan-yahay degaano ku yaalla gobalka Shabeellaha Dhexe oo maalmihii ugu dambeeyay uu ka socday howgal ka dhan ah Al-shabaab. Ciidanka dowladda oo ka kala baxay...
www.caasimada.net
Apparently he is stuck in Shabeelaha Dhexe because AS surrounded all roads out of Raage Ceel where he is currently stationed. He has cancelled his trip back to Mogadishu after being stuck there for a week because AS is gunning for his ass.
Failed state