cunug3aad
3rdchild · Beelweynta Islaamiga
Hiindiga sababtu kaliya oo muslimiinta badan leeyahay waa because they are massive 1 billion country laakin ma taqaanta halkee oo most muslims degan yihiin ?Yixir yixir dhaleey listen to my voice note
bengaalna waa because of bangaladesh waa dal muslin iyo xagaas waxa degan dadka bengaali Kashmir na agta pakistaan buu yeelaa ee Pakistaan waa dal muslim aswell . Also maxaa ka faleysaa in pakistaan hindiga ku wadajiro Hiindiga waa cunsuuri oo muslimiin garaacaan oo discrimination sameenayaan Pakistaan se they will accept the people of kashmir gracefullyShush your mouth oo ninki danbe oo islaam ku hadli kara lahaa Islaam waa diin caalamiyad i can be a salafi and somali intee lagu qoray salafist waa diin carab horta intee lagu qoray salafist waa diin kale? See igu sheegi kartaa in salafiyada oo Quraanka iyo Sunnada nabiga scw raacaan in nimankaas diin qalad raacayaan
sheekhaal ruqyad