Someone tell Hanan Shidane her Gaaljecel Husband punished her bc of JVA in Beerxaani !

According to her sad story she is Saleebaan from Cadaado she was 5 year old in 1990 during Saleebaan massacre by the Mx regime watch part 1 about Cadaado situation in 1990

Second part she talks about moving to Xamar in 1998 as a teen and then to Buuloburde in 2000 where her older sister was staying. Her sisters husband was Gaaljecel so another Gaaljecel asked her hand and got married to him. Gaaljecel do live in Buuloburde but they dont have tribal border with it like Baladweyne. She says Buuloburde is Hawadle majority.

Now her Gaaljecel husband used to beat her for being just HG every time HG kills someone he will beat her she was wondering why because they dont share borders with Gaaljecel like Hawadle or Abgaal so i think the guy was from Kismaayo. Cayr HG helped mx against Gaaljecel in Beerxaani and Shiikhaal in Jilib. I remember Shiikhaal leaving Hiraab bc of this and Joining Moorgan. Beerxaani today is both Gaaljecel and Mx thanks to HG. These r the people who use the Hawiye card aiding Daarood against Gaaljecel and Shiikhaal. Abdiqasim markuu amray indhacade inuu Jowhar qabto Xawaadle aa ciidan Jowhar u diray sidaas ayuu ku baaqdey ee maahane Abgaal kaligiis waa weerari lahaayeen

Someone tell Hanan she was punished bc of JVA!





Screenshot_20230426-202906.jpg



Screenshot_20230426-203304.jpg


Akhristoow salaan dabadeed waxaan halkan ku soo jeedinayaa qormo kooban oo ka hadleysa dhibaatada ka dhacaysa Jilib iyo xaramka. Qoraalkani wuxuu si toos ah ugu caqli celinayaa beesha Habar gidir ee Cayr dhaqankooda, waxgaradkooda, iyo IWM.

Ugu horreyna Soomaalidu waa dad wada dhashay, haddana waa baho is wada dhalay. Markan gudo galo arrimaha ka oogan Xaramka iyo Jilib amaba Gobolkan Jubada dhexe qeybta dariska la ah Shabeelada hoose iyo Jubada hoose, waxaa ka jira maamul xoog ku dhisan kuna muquuniyey dadkii deegaanka u dhashay. Tani ma ahan eed gaar ku ah isbaheysiga, laakiin waa dhib guud oo dalka ka jira in sida loo kala awood badanaa la isu habsaday, leysuna dhici jiray xilliyadii dowladihii hore haba ka asluubeysnaadaane. Loogana bixi karaa helitaanka dowlad dhexe cadaaladna ku dhisan. Bal in yar taaariikhda aan idinka xusiisiyo, kuwii ugu dambeeyey 8 sano ee lasoo dhaafay, sidaas awgeed dhowr waxyaabood oo beydhabo ka dhacay hormuudna ay ka ahaayeen Habargidir/ Sacad

1. aan ku dilo
2. aan kuu taliyo
3. aan ku dhaco

Akhriste taasi waxay sababtay in reer Beydhabo gaalo madow amxaaro ah ay magansadaan, haddaba yaa ku kalifay, haddii aad walaakaa disho,dhacdo,maamulato, soow arrintu noqonmeyso in nin walbaa meeshuu miciin bido aado. Haddana bal is weydii Xaggee Beehsii falkaas aabaha u aheyd ku dambeysay? Jawaab gaaban wixii ay reer beydhabo ku hayeen ayaa iyagii lagu qabtay min Xamar ilaa Gaalkacyo oo hadda looga yaqaan Giir giir. Haddaba halkaad walaalkaa dhigtaad adigana lagu dhigi soow arrinku maaha.

Maahmaahyo somaaliyeed ayaa leh illaawsho dhowaa ma umulaa waxaan ula jeedaa beesha Habargidir/Cayr oo runtii Soomaalidu ku taqaan beel aan dulmiga isku wada raacin, tusaale ahaan markii cabdi qaasin ku talieyey kol hore in la weeraro Jowhar, haddana beesha cayr ku gacan seyreen, dadka soomaaliyeedna uga mahad celiyeen arrinkaas. Hadda waxaa wax lala yaabo noqotay in ay wax ka qaban la yihiin xumanaha ay falayaan isbaheysiga ay qeybta ka yihiin ee ka jira dooxada jubba. Tusaale ahaan beesha Sheekhaal wixii ka dhaca ee gaf ah iyagaa qaadaya masuuliyadda deegaankooda. Taas mahneheedu maahan in sheekhaali ceeb ka saliim tahay, laakiin maxaa khasbaya in qoorqabad biyo lagu siiyo? Beesha Cayr soow maaha kuwii garab istgaagi lahaa una gargaari lahaa sheekhaal oo cadkooda ama saamogooda oo aan sad quureed aheyn u dhicin lahaa? Wixii gaf ahna ka qaban lahaa? Waa yaabe wakiilka ugaaska Cayr ma arrimaha cabdiqaasim oo kaliya ayuu daacad ka yahay mise? Dadku waa heyb hey bal fiiri Barre hiiraale wanaaggga uu muujiyey wuxuu nabad kawada Bartire iyo Ogaadeen oo ay isugu yimaadaan Bahweynta Daarood. Bal eeg beesha cayr iyo sheekhaal waa jufo hoose oo leysku yiraahdo ilmo Hiraab. Haddaba miyeysan marakan Beesha Cayr u muuqan kuwo indho Xiran, dhego xiran, qamdariiran kol haddii dadkoodii isku leynayaan jilib iyo xaramka, cid wlba eedda ha lahaatee. Waxey oranayaan hadii la weydiiyo maxaad sheekhaal ka rabtaan, waxey ku jawaabayaan Morgan bey wadaan!!! Oo waayahaheye adinka oo la dhashay Morgan ma u dhaantaan!! Sowdinkan u tujinaaya dad kale sidii hal la abaahinaayo!!!!!! Ugaaska Cayr isagoo kaashanayaa waxgaradka beeshiisa waa inuu xilkasnimo muujiyaa kuna dhaqaaqaa arrimahan hoos ku soo socda;

Qeybta 1aad

1. in Sheekhaali marti aysan ku noqon jubbooyinka, Hormuud ka noqoto metashaana Hiraab dhamaan siyaasadda Gobollada jubooyinka, loona fidiyaa wax alla wixii wannaggu ku jiro oo ay uga baahdaan beesha cayr, illaa hiraab
2. in si deg deg ah loo xalliyo wixii ceebaal ah ee hore uga dhacay deegaanka jilib iyo xaramka
3. in dib loo eego, lana wada xisaabtamo, lana dejiyo hadafka siyasadeed, dhaqaale, iyo ijtimaaci ee isbaheysiga Dooxada Jubba, lana turxaan bixiyo, ee arrinku uusan u muuqan laablakac, iyadoo aan lagu xad gudbeynin bealaha kale ee aan isbaheysiga wadaagno
4. in dooxada jubba shaqsi beesha ka mid oo dhef raac ah aan lagu haleyn ee la hirgaliya hadaf siyasadeed ee hiraab illaa hawiye.


Qeybta 2aad

Haddii aan talada loo toosin sida ku xusan qeybtan 1aad, waxaa laga dhaxlayaa cawaaqibtan soo socota;

1. Sheekhaal oo isu dhiibta Harti Daarood oo magansanyaa Ethiopia oo ay hadda ka goan tahay in ay si xoog leh u taageerto Morgan xag dhaqaale iyo gaashaan dhig, cagtana la mariyo Isbaheysiga Jubbooyinka
2. Sheekhaal oo mar kale marti u noqota morgan ileen dan dabadeed sheekaal harti ma ahane, kuna raali noqota adeege harti
3. danaha beesha oo laga waayo dhamaan Shabeelada hoose
4. in rag magac lahaan jiray Dameero gaadiid ka dhigtaan si ay u baxsadaan
5. Ganacsiga diyaaradaha, xawaaladaha, isgaarsiinta telefonada ee beesha oo daaqadda ka baxa
6. in deegaamadiinna cagta la mariyo si aad dib dambe aadan rajo u yeelan
7. in beeshu si dhab magaceeda si macnawi ah u CAYR u wada noqdaan
8. in dadyow kale oo hadda hurda toosaan oo aad bar tilmaameed noqotaan
9. in gode gode iyo guurshaa dib idiin xukumaan oo aad jeedlidiinna tirisaan sidii allaha u naxariistee caroole maxamed keli
10. in la idin dhalan rogo, oo aad dhalan gadoontaan


Dhamaad
 
Last edited:
No matter how you spin this no one can justify what happened to her. Her GJ husband beat her just cuz she’s hg . You are supposed to be the maintainer and protector of your wife but you beat her over qabil smh. I despise jva and the things they’ve done but this ain’t it chief . The blame solely lies on the husband.
 
Horta Cayrka are the most savage HG subclan they have no loyalty and dhaqan. Look what they r doing now in hirshabelle when they r not even minority. Who brought Dir Al Shabaab to Hawiye? them. who declared Jihad on Adddis Ababa leading to invade Xamar? Them. Fucki g barbarians 🤣🤣
 
The guy is a low iq xoolo. She should’ve left the minute he laid his hands on her. Some men are evil , women should just marry from their tribe .
 
The guy is a low iq xoolo. She should’ve left the minute he laid his hands on her. Some men are evil , women should just marry from their tribe .

Nowadays most of the qabil beefs are inter sub sub sub clans. Unless you’re willing to marry your first cousin Somali women will forever be at risk for abuse.

I dunno who lied and said Somali women take qabil more seriously than men but it’s not true at all. Along with the nonsense that women have no qabil. So many people of mixed qabill are discriminated for their mothers qabil.
 

Trending

Top