Somaliland region politician complains after Guulwade says Somalia government was right to shell SNM

Bohol

VIP
Guulwade makes some valid points about the fact no country in the world will sit down and allow rebel groups to violate the country's sovereignty & unity. Nevertheless the shelling of civilian areas in Hargeisa was wrong.



"Dad ayaa diyaarad lagu garaacay run weeye, dad ayaa la laayay run weeye, laakiin dal kasta oo adduunka hal ma ogolaan karo, madax banaanidiisa iyo midnimadiisa in lagu ciyaaro dowlad adduunka ogol ma jirto, ciidan jabhad oo iyagoo hubeysan oo dalka inay kala gooyaan diyaar u ah ayay magaalada soo galeen, dowladdii markaas jirtay ma waxaa kula talin laheyd inay soo kala cararaan, dowlad kasta adduunka joogta waxay mas'uul ka tahay madax banaanida iyo midnimada, cidii midnimadaas halis ku ah waxay xaq u leedahay wax kasta awood ah inay isticmaasho" ayuu yiri Jen. Guulwade Wareysi uu siiyay Barnaamijka Garnaqsi ee soo saaraha ka yahay Wariyaha rug-cadaaga ah Yuusuf Xasan oo ka baxa Shabelle TV.






 
My family is originally from Hargeisa and Burco. all I can say is that based on video evidence which has been shown by somali academics such as Dr Hussein Bulxan, it was unarguably true that members of the somali armed forces were targeting civilians both by land and air.

They said "Kill everything. but, the crow"

Halkii ay ka bixin lahaayeen hadalo aflagaado ah ninku waa inuu cafis waydiistaa.

Isagu waa oday duq ah oo ilaahay baryaya inuu dembigiisa dhaafo oo waqtigiisa halkan iyo mustaqbalkiisaba ka dhigo mid fudud………..
 

Trending

Top