Bohol
VIP
He is almost crying while sitting in Hargeisa and accuses the former Sland region troops not to be honest. He also says Caare is a war criminal
"Taliyaha guud ee ciidamada millateriga Somaliland Nuux Taani, oo maanta Hargeysa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Kornayl Siciid Cawil Caarre, yahay danbiile qaran oo dil iyo dhac hore uga geystay deegaamada Somaliland.
Taani, ayaa dhinaca kale sheegay in uu ku faraxsan yahay ciidamada dhawaan ka goostay Somaliland ee ku biiray kuwa Puntland deegaanka Badhan kuwaas oo uu sheegay in ay lacag doon ahaayeen, oo aanay waxba Somaliland ugu jilayn."