Somaliland MP "SL shouldn't ask a recognition from Somalia Bcoz it's foreign occupied and unindependent and we are not even allowed for top posts"

Manafesto

[[Puntland Republic 🇸🇱]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Cuqdad and Laangaabnimo is one of the key points Somalilanders don't want nothing to do with Somalia, shit I wouldn't want to be part of somewhere I am considered the fourth/fivth largest tribe and honestly I would also breakway from such country specially if I can't be head of the nation or Vice President or even PM, that is not fair even if it has to do with my Laangaabness. :mjdontkno:

Mudane Guurtida ka Tirsan oo Sheegay in Aanay Soomaaliya Xor Ahayn​

Tuesday September 14, 2021 - 12:06:12
IMG_FC5A22-3844A2-BE5F38-969B47-8E4C37-974740.png

Mudane Guurtida ka Tirsan oo Sheegay in Aanay Soomaaliya Xor Ahayn


Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye, kana mida mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay xor hayn, isla markaana habeen iyo maalinba ay is haysato, dhibaatada ugu badani ay ka jirto, siyaasad xumada ugu badan ay ka jirta, meel aad moodo had iyo jeer in laba Qabiil oo kali ahi ku loolamayaan.

Xildhibaan-Axmed-Muuse-Obsiiye.png

Xildhibaan Obsiiye isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi. "Soomaaliya iyaduna xor maaha adigu in aad xor noqotana doonimeyso, iyadu xor maaha oo habeen iyo maalinba waa ay is haysata, dhibaatada ugu badan ayaa ka jirta, siyaasad xumada ugu badan ayaa ka jirta, waa meel aad moodo had iyo jeer in laba Qabiil oo kali ahi ku loolamayaan, Soomaalida inteedii kalena lagu cunay, labadaasina laba heshiinaya maha, innaga qaar wax inoo hayana maha, marka inta Soomaaliya wax la inoo weydiinayo taas wakhtigeedii in aanu dhaweyn ayaan u malaynayaa”
 
Last edited:

Trending

Top