Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad, 12aad, 13aad ee Xeer Shirkadaha Somaliland Xeer Lr 80/2018, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobka 84aad iyo codsiga ay shirkadu u soo qortay Xafiiskan Diwaan-hayaha si loogu diwaan galiyo. Markuu Arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay BOOS RESTAURANT AND SWEETS.
Markuu arkay: - In ay waafaqeen shuruudaha uu dhigaayo qodobka 83aad ee Xeerka Shirkadaha
http://www.somalilandlaw.com/Faafinta_July_2019.pdf