@DR OSMAN ceebtii aduunka sxb
Saalax Bidaar Truthfulness so often goes with ruthlessness Nov 20, 2018 #1 @DR OSMAN ceebtii aduunka sxb
Cognitivedissonance A sane man to an insane society must appear insane Stay WOKE VIP Nov 20, 2018 #2 1) boqorka darood 2) Ugaaskii Mareexaan 3) Ugaaskii Ogaadeen 4) Ugaaska Awrtableh 5) Ugaaska layalkase 6) islaanka disheshe 7) suldaannki warsengeli 8) garaadkii dhulbhante iyo garaadadii dhulbahante iyo intaas oo cuqaal iyo oday dhaqameed ah waxay cadaynaysaa in Laascaanood ninki doonaaba hayka hadlee in ay gacantii Jeegaanta ka baxday oo gacantii awalba lahayd ee Daarood gashay warkuba waaba intaas
1) boqorka darood 2) Ugaaskii Mareexaan 3) Ugaaskii Ogaadeen 4) Ugaaska Awrtableh 5) Ugaaska layalkase 6) islaanka disheshe 7) suldaannki warsengeli 8) garaadkii dhulbhante iyo garaadadii dhulbahante iyo intaas oo cuqaal iyo oday dhaqameed ah waxay cadaynaysaa in Laascaanood ninki doonaaba hayka hadlee in ay gacantii Jeegaanta ka baxday oo gacantii awalba lahayd ee Daarood gashay warkuba waaba intaas