Ninkaan aad ujeedaan maalmihii Banaanbaxa Laascaanood ee la xasuuqayay shacabka Laascaanood ilaa markii danbe xaaladu isu badashay dagaal bilooyin qaatay wuxuu ahaa nin boggayga ka Taageera Jabhada Argagaxida ah ee Soomaaliland.
Ninkaan Aad aragtaan wuxuu kamid aha dadka mar walba oo Laascaanood la duqeeyo ama weerar ay soo qaadaan Jabhada Soomaaliland wuxuu ahaa raga boggayga aragtida ka dhiibta oo waliba taageersanaa Jabhada Muuse Biixi. Maalin maalmaha kamid ah ayaan Garowe ku arkay kolkaa ayaan is-weydiiyay tolow kani sow ma aha Suldaan Gasali kan sita ee Maalin iyo Habeen boggaaga ka taageera Dhiigyacab Muuse Biixi? Anigoo is-weydiinaya ayaan maalmo is xiga ku arkay Jidka Guureeye ee Garowe.
Waxaan kaloo is-weydiiyay Aniga Sakariye ah haddii aan sidaa wax uuga qori lahaa xaalada Laascaanood anoo Hargeysa jooga Dhiigyacab Muuse Biixi, tolow maxaa dhici lahaa? Ninkaan iyo kuwa lamid ah si fiican baan Facebook uuga bartay Balse gobtu maganta la joogta hoos uguma noqoto ee Meydaanka ayay cadowga casharo kusiisaa.
Qasaali waxaan lee yahay ma moognayn in aad Garowe joogtay adoo wixii la ogaa qori jiray waliba Habar Awal ah ee dan iyo heelo ayaan ka lahayn.