Galmudug-State
VIP
Speaking this afternoon from Mogadishu
Fariintayda ku aadan qilaafka Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ayaan ku ogeysiiyay in halgamaayaashii Badbaado Qaran ay weli joogaan Muqdisho wax baal marsan Dastuurka dalkana aysan raalli ka noqoneyn,
haddi ay isku dayaan in ay Farmaajo wax u inqilaabaanna anaga ayaa joogno oo mudoonkooda marsiineyna intaas ha ogaadeen.