This means Taiwanese officials can travel to Somaliland again.
www.hiiraan.com

Maraykanka oo sheegay in Soomaaliya ay ka noqotay amarkii xayiraadda baasaboorka Taiwan
Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya ay ka noqotay xayiraaddii ay kusoo rogtay baasaboorka Taiwan, taas oo hor istaagtay safar uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan ku tegi lahaa Somaliland.