“Ma jirto cid maalgashi dalka ka sameyn karta iyadoo aan fasax ama ogolaansho ka heysan Dowladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya.” “Waxaan uga Digayaa Wadamada iyo Shirkadaha Shisheeye in aysan ku Xad gudbi karin Madaxbanaanida iyo Qaranimada Soomaaliya”