Registration complete, the White Star Service shall be back in service soon insh'allah
One day, we might see Direct Flights from OSL , LHR or MSP direct to MGQ, no more transits insh'allah
Maxay ka dhigan tahay in Soomaaliya ay diiwaan galisay diyaaraddii ugu horreysay?
Markii ugu horreysay muddo 30 sano ah, Soomaaliya ayaa billowday diiwaan galinta diyaaradaha iyo bixinta shatiga duuliyeyaasha iyo farsamo yaqaannada diyaaradaha.
www.bbc.com