Somalia In Far Wadaad

Cush

Cushite Arab
Soomaaliya (Af Ingiriis : Somalia, Af Carabi الصومال, Wadaad: ‏صومالِيَ‎), sida rasmiga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (Af Ingiriis : Federal Republic of Somalia) (waxaa hore loo oran jirey Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya xiligii hore ee Hantiwadaaga), oo sii dhaxal ahaana loo yaqaano Soomaal waa Dowlad iyo wadan dhacda Geeska Afrika ama Foolalka Afrika ee kasii socda Marinka Gardafuul. Wuxuu ka kooban yahay maamul goboleedyo sida Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed. Waxaa ka xiga bariga marinka Gardafuul iyo Seyshelles, iyo Soqotra iyo badda Soomaal, koofuurna Kenya. Waxaa ku nool dad Faanyahan ah, iyo dadka Dhul-hoos Bari Kushiitik ah.

سومالِيَ َفْ إنْگِريسْ سومَلَِ، افْ عَرَبِ ، وَدادْ ‏‎، سِدَ رَسْمِگَ اهْ لو يَقانو جَمْهورِيَدْدَ فِّدِّرالْكَ سومالِيَ َفْ إنْگِريسْ فِّدِّرَلْ رُِّبْلِعْ اووفْ سومَلَِ وَحا هورِّ لو اوورَنْ جِرِّيْ جَمْهورِيَدْدَ دِمُقْرادِگَ سومالِيَ حِلِگي هورِّ ي هَنْتِوَداگَ، اوو سي طَحَلْ اهانَ لو يَقانو سومالْ وا دووْلَدْ إيو وَدَنْ طَعْدَ گيسْكَ افْرِكَ امَ فولَلْكَ افْرِكَ ي كَسي سوعْدَ مَرِنْكَ گَرْدَفولْ. وُحو كَكوبَنْ يَهَيْ مامُلْ گوبوليدْيو سِدَ ُنْتْلَنْدْ، جُبَلَنْدْ، گَلْمُدُگْ، هِرْشَبي​

Kiinya Koofur galbeed, iyo Gacanka Cadmeed woqooyiga iyo Marinka Gardafuul bariga iyo Itoobiya galbeedka. Waxay leedahay xad badeedka ugu dheer qaaradda Afrika. Waxaa kala duwan qaabka dhulka kuwaas oo kala ah Buuro, Dul iyo Bannaan. Cimiladeeda oo ah lama degaan kulul dhamaan sanadka iyada oo ay jiraan xoogaa dabaylo xilliyeed iyo roobab aan joogto ahayn.

كينْيَ كوفُرْ گَلْبيدْ، إيو گَعَنْكَ عَدْميدْ ووقويِگَ إيو مَرِنْكَ گَرْدَفولْ بَرِگَ إيو إتوبِيَ گَلْبيدْكَ. وَحَيْ ليدَهَيْ حَدْ بَديدْكَ أُوگُ طيرْ قارَدْدَ افْرِكَ. وَحا كَلَ دُوَنْ قابْكَ طُلْكَ كُواسْ اوو كَلَ اهْ بورو، دُلْ إيو بَنْنانْ. عِمِلَديدَ اوو اهْ لَمَ دِّگانْ كُلُلْ طَمانْ سَنَدْكَ إيَدَ اوو ايْ جِرانْ حوگا دَبَيْلو حِلْلِييدْ إيو روبَبْ انْ جوگْتو اهَيْنْ.​

 
The Somali language with the Arabic alphabet is the future in Somalia, given that most of the Somalis in the country have memorized the Holy Qur’an and therefore can understand the Arabic letters, so it will be easy at this stage.
 

Aurelian

Forza Somalia!
VIP
Far wadaad has the same problem as in arabic, you need to write down tashkiil to know how to pronounce it correctly, unless you want to guess the vowels from the context.
Latin script is much simple and easy to write, and you can write easily in tech.
 

Cush

Cushite Arab
Far wadaad has the same problem as in arabic, you need to write down tashkiil to know how to pronounce it correctly, unless you want to guess the vowels from the context.
Latin script is much simple and easy to write, and you can write easily in tech.
If you knew how to read Arabic you'd know it's not guessing and you can just tell by the word, also far wadaad does use tashkiil, we just need a few more letters and we are good
 

Trending

Top