I am watching it still but note my skeptism, it's noble what she is doing but it's systemic and constantly turning of the same social instability. Malin walbo in aan dab damiyo caqli gal ma aha, waa systemic, meel kale ayaa laga burburay, anigu sidan gabi waa dhaqankeena, kacdoon dhaqan ayaa loo bahan yahay oo social discriminatin lagu sameeyo beel walbo qofkooda xun sida loogu sameeyo un-armed clans halka un-armed clan waa in lagu dayda dhaqankooda ama layska barto oo caruur cusub lagu koriyo. Xitaa sharci adag lama samayn karo hadi dadkani dhintay ku dhex jiran wax kasto la dhiso ayaa laftigisa ku dhimanayo.
Nidaam, Sharci, hayado, dawlad nool oo shaqaynayso lama heli karo hadi dad nool jirin. If u bring a ppl with a dead social culture into dawladnimo iyo sharci everything in that dawladnimo will die also.