Have you heard this before? Naag aadan qabin hala farisan. Don't sit with a 'stranger' lady is the meaning. How is she a stranger? you do not have 'marriage' is the answer. What is a 'marriage'? waa 'heeshish' or 'agreements'. So if they don't allow this to happen, why are they allowing 'qabilo' kala duwan oo 'heeshish aan dhex oolin' inay isla faristan? I can understand why my personal 'awoowe' never went to Hamar untill 1960 and much later markay 'heeshish' timid.
Meel aan heeshish oolin it doesn't matter if u speak the same languauge, skin color, religion, culture. The only place u can go waa inaad 'familykaga' la jogta oo 'heeshish dhiigeed' weeye taasi. I support my 'awoowe' thinking on this matter 100% and we as Somalis as a whole should take that advice.
Muqdisho yaan la 'aadin' illa 'heeshish' dhab ah muqato oo shaqaynayso oo hirgelin leh iyo kala dambayn iyo institution iyo maxkamad(different level civil/criminal/high courts). Hadi aysan 1960 uu eekayn(way joggan dadki school aadi jireen hamar waagaasi) fadlan haku talin umada inay aadan meel aan abahina idin oglan jirin.