257 askari ee CXS ee ku sugnaa furinta Deegaanka Xawaadley ee Gobalka Sh/Dhexe ayaa dhamaantood iskaga soo baxay furintaas, Waxaana la sheegay iney ka Caroodeen Falkii Foosha Xumaa ee ka dhacay Ceelbaraf.
Ciidamadaan Furinta soo baneeyay ayaa
dhamaantood ka soo jeedo Gobalka Hiiraan.
Waxa ayna u dhasheen Beesha Xawaadle.
@Step a side was right these guys just left their posts and took with them all of them goverment supplied, weapons, rations, vehicles and equipment. The SNA we will have to be rebuilt from scratch post HSM and I can bet you two dusty tuulos that they will join xaawadle clan millita for revenge.