Somali Army Snipers

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sumcada odayashooda ayay ka turjumaysa inay ilalin karan somali waana hadi run laysu sheego ancient greece oo ah meelaha ugu cilmiga badan dhinaca dhaqanka iyo arimaheeda. Dawlad maxay ku fadhisa sxb waa ilalinta dhaqanka umadasi, u need the culture and traditions or else your government is nothing dadkana isma fahmaysane. Wa meesha keliya hanan karta casimadaa somaliy oo reer diid kara ma jiro hadi aanan cadifad kugu jirin, iyo odayasha cadifad kuma jirtee hikmad iyo caqli haday arkan way tanasulan sxb.

Anaga at least waxan ku doodi karna habar gedir ee galkacyo dhibka anaga ma ahee meel kasto ayay joggan ba rabsho ka jira sida hamar, merko, iyo meel kasto ay joggan xitaa gudahooda. Marka saas ayaa loo sheegay kama bixin nabadaynta beelaha galkacyo oo cad-caagaaaran la saaray waxan ku doodnay horta iyagu isirkooda lama hubo waa gaalo weeye waagi horey anaga cadayn badan tusinay ama dalka way ka nixi lahayeen haday dir iyo darod yihin. Xeerti somaliyeed ma aqoon HG waagi horey way ka baxsanayeen waxana looga bixiyay dee somali ma aha, wala baray waxan lakin waqti badan bay uu bahan tahay waxani. Dir are the real somali loom arti yahay meeshad ka gashid hadan sheegi karin waxad tahay GAAL magaci (oromo) la oran jiray

Our kings told them somali waa dir iyo darod because darod iyo dir wa wiil iyo abtigisa xeerka waan ku jirnaye ee somaliyeed. Halka iyagu yihin habar magaade oo dir ah waana sababta la yiri hadu duulan soo qaado wa dir weeye ama duulan ma soo qaadi kare waa gaal oo la haysto ah, ileen xeerki somaliyeed bala jebiyay weeye ayaa loola jeeday. Somali wa dir iyo darod isma dilan way iska naxan waa xeer somaliyeed weeye la yaqan oo jiro.

Abgaalna yacqoub buu ahaa oo xeerka ku jiray also waxana jiro lots of history that speak of it. Thats why somali ma noqon kartid hadi aadan dir ma ka galin markasi la yiri somali dir ma aha keliya waana dir iyo darod oo darod abti loo yahay xeerkana direed wa aqbalay.

Thats why their called habar magaade abahisa lama xusin maka duwaneen dirta kale. Thats why our elders say 'dir iyo darod halkee ka gasha' waxana keenayso isku xeer baynu nahay waxanu ilalina magac somaliyeed
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
The older somalis speak very diplomatically sxb, wax kasto laguma sheegayo waa inaad fahamta im breaking it down cause we are young guys.
 
Trickshots wont defeat Al-kebab. But we have been known throughout generations for our marksmanship.It's just our natural somali genetics.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Erigavo people are very smart. They cut deals with aideed to make it north/south, markay arkeen inu gaalk ahaa oo la yiqin and they know you think they know culture and tradition, their kings sxb. Hobyo odayasha HG yaa soo hadal qaadi jiray ALI YUSUF ba la oran jiray oo la hubo oo xeer somaliyeed ku jiro oo la sugaye ka shaqaynta gaalada aan la aqoon. Habar gedir kuma jiro tarikhda somalia iyo gabayadeedu. Lama tirin jirin kuma jirin xeerki somaliyeed dir iyo darode. Wa dad oromo ah iska soo guuray sxb oo neceb somalida oo hubka oromada bay uu arkan waagi hore oo somali lagu kala jebiyo kkkk sida ay manta samayan oromada. Look how oromo look after ethiopia lakin bal eeg siday uu jebiyan somalia iyo foolxumada ka dhigan waa HG waa dadkooda wayna yaqanan.

But erigavo are smart cut a deal with HG make it north/south union because they dont trust HG way og yihin wuxu yahay gaal weeye kkk so a north south deal will mean they equal governments. Way socon wayde, 2002 they spoke to us about another deal, erigavo capital and proved the peace in sanaag pointing to all the guns and technicals of so many clans and how they all live peacefully inside erigavo. We accepted the deal waa caqli gal weeye ma diidi kartid hadi indhahagu wax taabanayo aad aragtid. Plus we see it as good way to knock HG out into isolation forever because they will show their tribal face haday isaaq casimada uu diidan kkk. Somali kale uma diidaysee wala yaqan reer sanaag. Plus jeegaans dont want it either to be hostage to HY oo somali laga dhigayo and ending their jabhad nonsense.

HY wa cidda keliya somalia la tartarmi karto siyasad ahan in abdirahman tuur time and now 2002 deal with the kings. The other jeegaan waa xoolo oo qabyalad toos ah ka muqato dee
 
Erigavo people are very smart. They cut deals with aideed to make it north/south, markay arkeen inu gaalk ahaa oo la yiqin and they know you think they know culture and tradition, their kings sxb. Hobyo odayasha HG yaa soo hadal qaadi jiray ALI YUSUF ba la oran jiray oo la hubo oo xeer somaliyeed ku jiro oo la sugaye ka shaqaynta gaalada aan la aqoon. Habar gedir kuma jiro tarikhda somalia iyo gabayadeedu. Lama tirin jirin kuma jirin xeerki somaliyeed dir iyo darode. Wa dad oromo ah iska soo guuray sxb oo neceb somalida oo hubka oromada bay uu arkan waagi hore oo somali lagu kala jebiyo kkkk sida ay manta samayan oromada. Look how oromo look after ethiopia lakin bal eeg siday uu jebiyan somalia iyo foolxumada ka dhigan waa HG waa dadkooda wayna yaqanan.
bro allaha kucaafiyo
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top