That's why we hated farole, siyasi ma aha niyahow, ninka amanayo somaliland, cade waa aragtay never he can such thing wuu hadla boqorkisa, abdillahi waa aragta wuu la hadla islankisa. Nimanka uun weeye oo laga nixi jiray waxay somaliland uu sheegayeen marku farole joggay. Islanka isse mahmud gob buu ahaa oo yaqano lakin wuu dhintay intananu farole iman.
Listen at 4:29 mark, haday wax caqli gal aysan garanaynn maxay garanayan? waa sucal ku taal sxb taa? u have to prove your argument to somali elders oo caqli uu sheegta.
4:27 mark abdillahi makes it clear somali ba kugu soo duulayso because xeerki somaliyeed waa ka baxday, boqor engris hos fadhisa gaal waa tahay, wa arinti sayidka weeye ba dhacayso, war nimanka hy hikmada way fahman wa kuwa jeegaanta xoolaha ah.
My father loves abdillahi yusuf, he is old school politician. Saas ayaa la hadli jiray si aan somalida la kala fogaysin oo diplomatically wax laysku sheegi jiray hawiyana lama garanaynine saa ayaa lagu qarin jirey.
Look at 4:10 mark also its clearly saying HY qaran ba rabo ee somalia yaysan dawlad ka dhalan bay ku heeshiyeen jeegaan with shabab and all that. Osman mahmud is only friends with HY in sanaag waa dad la yaqan tarikhda, we know the truth we have elders thats why. We promised them we will fight hard to bring the capital of somalia to erigavo and thats why farole said to hamar weli lagama heeshin casimada somalia iyo maqaamkeeda ee arintu way isbadeli karta hadi federal xoogan la diido oo hamar la dacif ka soo bixin meesha