SOM-BANK WHO ARE THEY?

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
U can't mix religion and business isku shaqo ma ahan. Waxaa laga hadlaya 'fa'ido' niyahow for the bank and the locals iyo modelki shaqayo. The purpose is the bank has to become billionaire in the end and the locals some millionaires, WHILE some 'savings' account like 'shaqaalaha' marketka, lakin mar walbo waxaa taajirka ahanayo 'bankiga' they end up CONTROLLING THE NATION N POLITICS.

ANAGA OO SOMALI AH OO DADKEENA BADDA AYAAN KU TURNA WAAN DILNA WAAN KUFSANA WAANA CAADI WEEYE LAMA NAXO MAXAA LOOGA NAXA RIBBA KKKKK

WE ARE ADULTS GOD DAMMIT, CILMIGU CEEB MALAHA MANA LAGA BAQO, WAA WAX ADUUN KELIYA. WAANA SABABTA AY ISLAMKI HORE ADUUNKA HAYSTEN CILMI KAMA BAQI JIRIN HALAL AMA HARAM.

be careful of banks they become the richest in the land, sababto ah they take a slice of all profits they create from loans, saving accounts(fees), etc mana is badelo modelkasi BANKS R FIRST AS RICHEST. HADAY DHINTAN, MARKETKI DHAN WA DHINTAY. HADU HAL GANACSI DHINTO SUUQA WA SI JIRA KARA CUZ OF BANKS.

BUT BANKS N SCHOOLS WORK TOGETHER, WAXAY RABAN DAD WAX YAQANA INAY SOO BAXDO SI AY IDEA UU HAYSTAN AMA FEKER GANACSI, THEY INVEST ALOT IN SCHOOLS DANTOODA BA KU JIRA. THATS WHY I REALIZED SOMALIS ARE FINISHED HADAY SUUQAYA LACAG DIBADEED, THATS NOT FOR U WARYAA, ITS FOOR ME INAN ORSADO ADIGU HALKASI BA II SEEXANAYSO SIDA DULI LA HAYSTA AH
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Banks and schools are like 'partners' waa laysku xira waa isku dan, i am suprised these religious ppl maxaa soo geliyay economyga haday khayr lee yihin? thats when u know in wadankaga loo rabo dadka ugu liito inay gacanta ku dhigan economy, politics, jamacada si wax liito ka soo baxo oo la haysto mar kasto. I heard abdullahi yusuf ayaa deal siiyay inay dagaalka jojjiyan alitihaad days and dominate the economy, awooda ay ku lee yihin umada dhexdisa ayaa laga baqay, lakin hala sumayo kuwa wax haysta iyo kuwa idealogical been ah loo soo aqriyay. somalis allahu yarxama bay iska dhahan hadu qof natural uu dhinto waxay moodan murderku waa XABAD KELIYA
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
tenor-1.gif
@DR OSMAN adeerkey abdirizak yusuf Ali jamac walalkis waxa lagu dile dagaladi Al itaxad 1993
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
The man u hate so much jama Ali jama ba Adeer laxmi u ah..... Reer Ali jama 2 times be Bah dubeeys ka badan yihin o wallahi
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
The man u hate so much jama Ali jama ba Adeer laxmi u ah..... Reer Ali jama 2 times be Bah dubeeys ka badan yihin o wallahi

Why is there so many islamic banks in PL? do u know their model and can they prove it works in the market? let's run a trial for 100 people, wallahi u will see waqti dhumis. Now kick them out, ama maxad uu haysata niin aad uu jeedo inuusan suuqina loo talo galin inu wax uu keeno oo hawl iyo idealogy oo islamist buu wata oo waxba ka soo bixi karin marki la yirahda bal waa kan western model iyo sidu u shaqayo wuu coynaya marku arka 100ki western model banking isticmalo inay dhalinayso 100 millionaires of majerten halka kan islamistka inu dhalinayo waxba marka niin la haysto in laga dhigo weeye wuxu la ordayo waa niin bugaag DHINTAY AQRISADO. WESTERN MODEL WA SCIENCE WAA LAGU TUSIN KARA, HALKA ISLAMIC BANKING MA SHAQAYO AMA SUUQA ADUUNKA AYUU HAYSAN LAHA
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
@DR OSMAN adeerkey abdirizak yusuf Ali jamac I will give him a call and ask him if he can help me invest my money thru his bank salaam bank.... Wa nin aminsan muse sultanimo.... Lafaha iyo duxa be ka gashe if u go to salaam bank bosaso majority of the people that work there are muse sultan
pachah1-2.png
reresumatkada wa ine ku jirto ina muse sultan tahay
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@DR OSMAN adeerkey abdirizak yusuf Ali jamac I will give him a call and ask him if he can help me invest my money thru his bank salaam bank.... Wa nin aminsan muse sultanimo.... Lafaha iyo duxa be ka gashe if u go to salaam bank bosaso majority of the people that work there are muse sultan View attachment 90479reresumatkada wa ine ku jirto ina muse sultan tahay

Idealogy waxaa loola jeeda, marki lagu tusiyo inusan dhalin karin tajir majerten iyo suuq fican shaqaale ah oo wax haysto, weli waa iska haysanaysa, marka ppl argue ninkani inu horta maskaxdada si fican uu wasay thru 'schoolka' ileen iyaga schoolka haysto soo ma arag, weliga ma aragtay wax khayr ka soo baxa? he is using wrong system that is why, mana rabo inu ka tanasulo waa indho adag yahay xitaa markaysan shaqayn wuu daba taagan yahay, kuwasi waxaa la dhaha 'idealogical' ama qof la haysta ah dhinaca maskaxda ee xitaa scienceki iyo demonstrationki suuqa waa la tusiyay inaysan shaqayn karin
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Dr osman when I became self made millionaire . . I will make sure waxa my company ka shaqeeya ine reer gulled yihin
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dr osman when I became self made millionaire . . I will make sure waxa my company ka shaqeeya ine reer gulled yihin

I can become a millionaire in 5 days niyahow. Waqti igama biixn, mana shaqaynin wax badan, thats how u become millionaire. The longer u work the poorer u r, it's simple rule. U must race against time and production wax kale ma aha.

One 'hawiye' aan ka soo gurbiyo qaraxa soobe is it all takes sxb. It's not hard to get rich if u 'loosen up the laws' 'gaajada miyaa ka keenayso' lacag jecel, I am already rich niyahow so its not my goal. I notice poorer ppl think about wealth, why I need to think. I have 3 properties in hamar, 2 garowe, 100 geel as back up in my family. I have 100k job, niyahow ma garatay? wealth isnt my priority marka dadka adiga ku lamid ah la hadal sida @SirLancelLord

my priority is all my bah dubays become like me lakin nasib daro waxay la nool yihin dad liita ama environment aan ku haboonayn, i dont care about jenicade weliga ii sheega aday ku sugayan, anigu ama boqol jeer ii sheeg ama ii faan, u r asking me to love ur ppl gaygi nac xitaa wax scientific ma aha, waxad waqtigaga ku dhuminaysa wax aan surtowbaynin weligeed, conflict model ku dhamayso waqtigaga adigu anigu ha igu soo dhex turine
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
I can become a millionaire in 5 days niyahow. Waqti igama biixn, mana shaqaynin wax badan, thats how u become millionaire. The longer u work the poorer u r, it's simple rule. U must race against time and production wax kale ma aha.

One 'hawiye' aan ka soo gurbiyo qaraxa soobe is it all takes sxb. It's not hard to get rich if u 'loosen up the laws' 'gaajada miyaa ka keenayso' lacag jecel, I am already rich niyahow so its not my goal. I notice poorer ppl think about wealth, why I need to think. I have 3 properties in hamar, 2 garowe, 100 geel as back up in my family. I have 100k job, niyahow ma garatay? wealth isnt my priority marka dadka adiga ku lamid ah la hadal sida @SirLancelLord

my priority is all my bah dubays become like me lakin nasib daro waxay la nool yihin dad liita ama environment aan ku haboonayn
20200118_133531.jpg
one week pay check
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax i need bah dubays to be at good level so we can then work as a team and conquer the world, lakin team ba loo bahan yahay, aniga keligay wax ma tarayso ama waxan noqonaya sida africanka taajirka ah oo hantigooda europe ku maalgeliyo kkkk nigga sells his resource and then pumps it back to european and american markets while his team is begging. Thats muse suldan niyahow isku dad baba tihine MIDG0 IYO BIDOOD
 
@DR OSMAN we can start our own bank in puntland... Aqoonyahan lo bahan yahay ba tahay
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
@Jablibax i need bah dubays to be at good level so we can then work as a team and conquer the world, lakin team ba loo bahan yahay, aniga keligay wax ma tarayso ama waxan noqonaya sida africanka taajirka ah oo hantigooda europe ku maalgeliyo kkkk nigga sells his resource and then pumps it back to european and american markets while his team is begging. Thats muse suldan niyahow isku dad baba tihine MIDG0 IYO BIDOOD
1700 iLa 1800 ban bidodka so gadhan jirne,, Bah dubeeys wexe ah hayeen cawan dhoxada nugaal ku dhaxnol @DR OSMAN tas wexe ku tuse ina 200 o saano ka horeeyo
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
1700 iLa 1800 ban bidodka so gadhan jirne,, Bah dubeeys wexe ah hayeen cawan dhoxada nugaal ku dhaxnol @DR OSMAN tas wexe ku tuse ina 200 o saano ka horeeyo

That's why I love naturalism, darwinism, waa 'cawaan idealogy' marka waan aqana aduunka luqadisa dhabta ah, why dheh? hayawankasi weli wa nool yahay, marka waa ku kalsoon ahay nidaamkisa kkk ama at the very least waan bar bar dhiga feker kasto against natural law, kuwa waxay raban inay ka dhadhiciyan wax aduunka ka baxsan kkkk. dadki hadarada laha roman, egypt, arabti cawe manta? cawaanki waa halkeedi, thats why charles darwin born and declared natural law
 
Trending

Latest posts

Top