SL in Chechnya and Russia

Status
Not open for further replies.

xisaabiye

Ibnu Suxuufi Ibnu Al Dhoobe
Abti don't use rape victims as an insult against Somalia even as I am a staunch Republican and against current state Somalia I would not go that far because those innocent women, children and elders didn't do anything wrong it's the moryaans in power and the people that support them that should be fought with intellect and rigours debate.
What logic? idinka ogoladay kikuyidu iyo afrikaanka kale inay hablaha soomaliyeed kufsadaan. Idinka soodhoweyey ciidanka amisom iyo kikuyi sidii aad Jubooyinka kaqabsataan qolooyinka yaryar oo weligood degnaayeen goboloda. Dabadeetana waxad nagu leedahay somalia wa mid, hanaga goosanin waan mideysanahay :heh:. Wallahi reer soomaliya wax aan xaqdarobaahayn mabayqaanaan waa dad wada niyad xun oo aan qalbi saliimlahayn.
 
Cotton Eyed Joe

More law, less justice.
VIP

Jubbaland yaa dhega? yayarka noo sheeg? :gucciwhat:
 
xisaabiye

Ibnu Suxuufi Ibnu Al Dhoobe
Jubbaland yaa dhega? yayarka noo sheeg? :gucciwhat:
Tuni, dabare, digil iyo midhifle, bajuuni, dir. Xitaa marexaanku baa ogaden lahashiin kariwaydey. As i said before, there's a reason al shabaab exists heavily in these areas and raxanweyn areas. Mesha xaqdaro ba kajira
 
Cotton Eyed Joe

More law, less justice.
VIP
Tuni, dabare, digil iyo midhifle, bajuuni, dir. Xitaa marexaanku baa ogaden lahashiin kariwaydey. As i said before, there's a reason al shabaab exists heavily in these areas and raxanweyn areas. Mesha xaqdaro ba kajira
Waa in aan soo baaro this xaqdaro, ma ogeen in ii meesha ka jirto moryaanimo waxaan moodayey Puntlandta koonfur :ohhh:
 
Apollo

Staff Member
When Scotland had their referendum to be independent were the rest of the UK included? :pachah1:
The UK is a mature developed country, the first industrial power. It goes by totally different standards.

Somalia is a third world country and can get away with a lot more. We will adopt the Spain rule from now on. Everyone has to vote or you can't leave.
 
Von

With blood and Iron will we reach the fatherland
When Scotland had their referendum to be independent were the rest of the UK included? :pachah1:
The United Kingdom is a combination of 4 nations/kingdoms so that's different, I'm from a country which had like 6 Somaliland regions and they are all died now, Australian federalization :salute:
 
Status
Not open for further replies.
Top