Since Somalia is headed to confederalism, will each FMS have its own identification/Vehicle system?

Based

VIP
I'd rather all Somalis under one roof. No separation like bickering naago get your shit together soomaliyey. We are one people one religion one language yet we want to be distant from each other based on lineage
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
Somalia is not going to break up in to smaller pieces, it's best we accept that fact and learn to work together :)
 
asxaab fikrada aad ka hadlaysiin khayr kuma jiro maxaa yeelay taariikhda cashar ayey ina baraysaa hadaanan ka barana isla khaladkii ayaan soo celinaynaa oo xasuuq ayaa inoo danbeeynaya sida spain ay ku samaysay muslimiintii dhulkeeda daganaa oo xukumay wax ka badan 800 sano marka caruurteena in aan xasuuqooda gacmaheena aan ku diyaarino ma aha nidaamka federalka ah waa in uu noqdo ilaa heer degmo oo degmo kasta bileyskeeda ay maamusho laakiin ay khilaaf iyo gooni u goosad aysan keenin.
tusaale hadaan soo qaato galmudug cadad ahaan waxaa lagu qiyaasaa 2 milyan hadii percentage xisaabino 15% waa waayeel oo saan ognahay 55sano haduu qof soomaaliga gaaro xanuuno ayuu la kulmaa marka goobta shaqada waa ka baxay , LABO: caruurta 20% iyo ka badan ayey qaateen halkaas waxaa baxay 35% marka xawaad kale oo ku dartaa 10% dad xanuunsan 10% halkaas 45% markaas maxaa kuu haray 55% ka jar hadana bileyska oo qaatay 15% shaqaalaha oo qaatay 30% ciidankii xoooga waxaa u haray kaliya 10%. marka suaale hadii la soo weeraro maanta galmudug ayadoo dawlad madaxbanaan noqotay dhaqaalaheeda ma sii jiri karaa waa suaale dawladii waxay u baahan tahay 30% shaqaalaha ahaa in u yeerto haday u yeertana wadankii ganacsigiisii wuu istaagay askari calool marni wadan kuma difaacayo.
marka bal dhankiina asxaabey jawaab iga siiya adinkoo qabiil iyo qabyaalad isticmaaleyn maamul goboleedyadaan ma noolaan karaan kaligood aduunkaan waa sida duurjoog oo kale kii awood leh ayaa noolaada reer galbeed ama beesha caalamka magacii doono ha loogu yeeree. qorshaha hadda aan ku jirno waa sidii saddexdii lo'ood iyo ilbaaxa marka asxaabey bal ku wareeray jawaab iga siiya sida aad idinku u aragtaan
 

Trending

Top