Shuruuda salaadu waa shan (5) qofka tukanaya waa inuu xaqiijiyo si salaadiisu u hagaagto. Waana sidan:
1) Waa inaad ogtahay in waqtigii salaadu gaadhay.
2) Waa inaad wayso qabto, junubna aadan ahayn.
3) Waa in qofka tukanaya dhaahir ka yahay nijaaso jidhkiisa, dharkiisa iyo meesha uu ku tukano intaba.
4) Waa in cowradu u Asturan tahay (dadan tahay).
5) Waa inuu isku toosiyo qiblada (kacbada) qofka tukanayaa.
Qore: abdirizak atosh