Bohol
VIP
Maxkamada gobolka maroodi jeex ee magaalada Hargaysa saaka waxa dacwad keensaday nin dhalinyaraa oo sheegay inay 4 dumar ahi ay kufsadeen.
Ninkan ayaa maxkamada u sheegay in dumarku todobaadkii lasoo dhaafay ay 12kii habeenimo isagoo kasoo baxay shaqo ay ugu yeedheen si kama ah(Kadis) ka dib ay ku qaateen gaadhi ay wateen isla markaana ku ka xeeyay inuuu meel u tilmaamo.
Mid kamida dumarka ayaa ula soo baxday hub(Baastoolada) si uu isku dhiib ayna uga samaystaan waxay doonayaan.