
Xog: SHARIIF oo dalbaday in laga wareejiyo hoggaanka Midowga Musharaxiinta
Muqdisho (Caasimada Online) - Hoggaamiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xubnaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka ka dalbaday inay doortaan hoggaan cusub, isagana uusan intaan ka badan sii hoggaamin karin golaha. Sida ay xog ku heshay Caasimada Online, kulan seddex cisho...

Last edited: