Shariif Sheekh Ahmed, Hassan Shiekh and Cali Mahdi plotting to start an uprising

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Mahdi, ayaa abaabulay shir muhiim ah oo ay isugu imaanayaan siyaasiinta, aqoonyahaanka iyo waxgaradka beelaha Mudulood.

Caasimada Online ayaa heshay Xog sheegeysa in saddexdaan Madaxweyne ay la kulmeen Imaamka iyo odayaasha kale islamarkaana ay ku qanciyeen Shirkaan oo ay ku tilmaameen mid muhiim ah.

“Waxaa noo yeeray madaxweynayaashii hore, waxayna sheegeen in ay muhiim tahay in Mudulood isugu yimaado kulan deg deg ah oo mustaqbalkooda looga hadlayo waana la isku waafaqay” ayuu yiri mid kamid ah odayaasha dhaqanka Mudulood oo la hadlay Caasimada Online.
“Imaamka oo u dhaw madaxda qaranka ayaa isku dayay in uu hor is-hotaago laakiin waa lagu qanciyay waana ogolaaday, maalmaha soo aadan ayuuna qabsoomi doonaa” ayuu Caasimada Online u sheegay mid kamid ah odayaasha Mudulood oo kulamadaas qeyb ka ahaa.

Haddii uu kulan dhaco, sida la filayo maalinta Axadda, waxa uu noqonayaa kii nuuciisa ugu horreeyay oo ay beelahaan yeeshaan muddo dheer kadib, waxaana sidoo kale uu wataa saameyntiisa siyaasadeed.

Soomaaliya ayaa hadda galeysa marxaladda kala guurka ah, waxaana socda diyaar garow doorasho oo ay wadaan beelaha siyaasiinta Soomaaliyeed oo loolan adag ku jira.
 
286E06C6-58ED-4BC4-B0FD-A162C7FC6D5F.png
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
There’s nothing wrong with family meeting to discuss the wellbeing of their future. I hope more peaceful dialogues happen like this :)
 
Cilmi Doon is another Marehan N&N bot pretending to be Majeerteen like @kickz

I noticed him before but now there is no doubt.


@Gibiin-Udug @Farm @Arma @Yonis @FBIsomalia @Tucking_Fypo @Crow
@Abdisamad3 @Abdalla @Boqor Quark Boqor Cisman @MSGA
@General Asad
@DROsman @Jablibax

You are definitely in the wrong. I am not a supporter of N&N.Who made you the spokesperson of Majerteen ? If I’m disgusted by this militant anti marexaanism do I automatically become marexaan ? Obviously not.
 

Farm

VIP
You are definitely in the wrong. I am not a supporter of N&N.Who made you the spokesperson of Majerteen ? If I’m disgusted by this militant anti marexaanism do I automatically become marexaan ? Obviously not.


Militant anti what? Why don’t you claim your real clan you obviously aren’t MJ.

:kodaksmiley:

I know it’s tough but accepting that you weren’t born as us is the first step.

:ivers:
 

Trending

Top