Maxaa ka cusub Geeska Afrika iyo argagixisada Shabaab?

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY JUNE 29, 2023
Al-Shabaab al-Mujahideen waxay qorteen oo ay tababareen ku dhawaad 5,000 oo Maleeshiyaad cusub ah Sanadka æn 2023.
Alshabaab waxay haatan awood uleeyihiin in ay hawlgeliyaan sida xogaha la helayo sheegayaan ku dhawaad 17,000 oo Maleeshiyo.
Bartilmaameedka cargagixisada Shabaab,ayaa ah sida wararku sheegayaan Kenya & Ciidamada Atmis.
Dowlada Xasan Shiikh hogaaminayo ayay tani dharbaaxo ku tahay,sababtoo ah waxay in badan ku celcelisaa in ay ku jirto dagaal ka dhan ah Shabaab guulana ka gaartay.