Shaahmacabe AUN?

Haduu dhintay Allaha u Naxariisto waa inuu missing yahay waxaan maqlay habeenkii dagaalii Cowsweyne.

Wuxuu ahaa Sarkaalada dhifta ah ee Mooraal iyo qadiyad tolnimo leh oo diiday inuu Farmaajo xoog ku joogo xataa maalin wuxuu ku qoslaayay odowaa oo qiireysan mar ay wasaarada difaaca ku kulmaan saraakiishii badbaado qaran iyo kuwii Farmaajo

Wuxuu ka soo jeedaa beesha Habar nugaal ee harti Abgaal oo biyacade degta. Eheladiisii waxay sheegeen in ilaa hada uu la soo xiriirin.




Screenshot_20230830-192930.jpg

Screenshot_20230830-193017.jpg
 

Trending

Top