ilmow hadalka maa niga lumay
mid kasto oo wax doonayo inu sheego kun madax oo madow oo folxun isla so safaan ku kale ki hore ka folxun ayu so saara
tu kale waxay la so gale sawir qabdaraan oo naag mise wax qanis ah carabka ku so so taagayo sidii maski caudubillah
ma afka hoyo ma nigi lumay? ugu yaranti af ingriis si ficaan u qabtaa, laakiin dhacda meel baad ka marten labadi af zam baad ka tihiin.
si oo nadaam iyo sharaf ha lo hadlo ama ha liska aamuso

Last edited: