sawirada iyo madaxa xun xunka maad dhaafdiin

Status
Not open for further replies.
ilmow hadalka maa niga lumay

mid kasto oo wax doonayo inu sheego kun madax oo madow oo folxun isla so safaan ku kale ki hore ka folxun ayu so saara

tu kale waxay la so gale sawir qabdaraan oo naag mise wax qanis ah carabka ku so so taagayo sidii maski caudubillah

ma afka hoyo ma nigi lumay? ugu yaranti af ingriis si ficaan u qabtaa, laakiin dhacda meel baad ka marten labadi af zam baad ka tihiin.

si oo nadaam iyo sharaf ha lo hadlo ama ha liska aamuso
 
Last edited:

Vision

If its on mainstream media, don't believe it
ilmow hadalka maa niga lumay

mid kasto oo wax doonayo inu sheego kun madax oo madow oo folxun isla so safaan ku kale ki hore ka folxun ayu so saara

tu kale waxay la so gale sawir qabdaraan oo naag mise wax qanis ah carabka ku so so taagayo sidii maski caudubillah

ma afka hoyo ma nigi lumay? ugu yaranti af ingriis si ficaan u qabtaa, laakiin dhacda meel baad ka marten labadi af zam baad ka tihiin.

si oo nadaam iyo sharaf ha lo hadlo ama ha liska aamuso
Ilmoow hadalkii miyaa idinka lumay

Mid kastoo wax doonaya inuu sheego
kun madax oo madoow oo foolxun oo kuba kii ka horeeyay uu ka foolxun yahay ayuu soo safayaa

Tu kalena waxay lasoo gali sawir qaabdaran oo naag ama khaniis u eg oo carabka soo taagaya sidii maska ookale acuudubillaah

Ma afkii hooyo ayaa idinka lumay?

Si nidaam iyo sharaf leh halloo hadlo ama hala iska aamuso

Fixed it for ya

:yacadiim:
 
walaal sidaan u hadlo baan u qoraa ila iyo qof ii keeno buug grammar ah oo i tilmaanto si oo exact ah, siday baan iska si soconaa
 
ilmow hadalka maa niga lumay

mid kasto oo wax doonayo inu sheego kun madax oo madow oo folxun isla so safaan ku kale ki hore ka folxun ayu so saara

tu kale waxay la so gale sawir qabdaraan oo naag mise wax ah carabka ku so so taagayo sidii maski caudubillah

ma afka hoyo ma nigi lumay? ugu yaranti af ingriis si ficaan u qabtaa, laakiin dhacda meel baad ka marten labadi af zam baad ka tihiin.

si oo nadaam iyo sharaf ha lo hadlo ama ha liska aamuso
:birdman::chrisfreshhah::drakelaugh::kodaksmiley::russ::pachah1::ivers::ooh::susp::ahh::comeon::childplease::damedamn::browtf:
 
ilmow hadalka maa niga lumay

mid kasto oo wax doonaIyo inu sheego kun madax oo madow oo folxun isla so safaan ku kale ki hore ka folxun ayu so saara

tu kale waxay la so gale sawir qabdaraan oo naag mise wax qanis ah carabka ku so so taagayo sidii maski caudubillah

ma afka hoyo ma nigi lumay? ugu yaranti af ingriis si ficaan u qabtaa, laakiin dhacda meel baad ka marten labadi af zam baad ka tihiin.

si oo nadaam iyo sharaf ha lo hadlo ama ha liska aamuso
Mukugu fahmin Walal. Maxa kaga wadta carabka ku so so taagayo sidii maski caudubillah.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top