Sanbalolshe Isbaaro

Hassan Shiikh oo wax walbe Sanbaloolshe ku raali galinaya baa xilalkii beesha dhan gancanta u galiyay nin Jufadiisa ka badan aqoon the last one Gen kooshin Taliyaha qeybta 27naad who replaced Col Tawane 🤣🤣

Bal siduu beesha Jilaafo u galay fiiri welcome Jilaafo to Hiiraan State 🤣🤣

Kooshin is Xassan Muuse same jufo as Sanbaloolshe .



Screenshot_20230803-193632.jpg
Screenshot_20230803-194001.jpg
 
Last edited:
Kooshin waa sarkaal kibir badan Xasaan Muuse who looks down on Abgaal 🤣🤣

Markuu ahaa taliyaha guutada shanaad(Hiiraan) fadhiga ugama kici jirin taliyaha 27naad ee Hirshabelle Tareedisho oo Abgaal ah 🤣🤣

Mudulood waxba kama ah hiiraan xataa midka udeejeenka ee Fahad yaasiin ka dhigay taliyaha guutada shanaad kadib markii reerow Xassan jagadooda ka qaateen hirshabelle ee ku xigeenka kabaad speakerka ilaa hada hal tikniko oo duug ah bas uu heestaa maalin dhaweyd jeyte uu soo raacay howlgalkii jiinka maadama wax diidi karin 🤣🤣

Kooshin wuxuu taageeray Xuud kii udeejeena meesha wuu ku lumay maadama 10 askari xataa ka joogin kii lagu badalay kooshina Cabdullahi barre oo abaanduulaha ahaa ayaaba qabsadey lamagalaay asagoo kan udeejeen "taliye" ka yahay wuxuuna ku dhawaaqay badbaado hiiraan 🤣🤣

Ugu danbeyntii wadahadaladii ay xuud la fureen ayay ku buriyeen Tareedisho oo lagu badalay Col Tawane oo 12 april division laga soo badalay

Marka Xawaadle waa Xawaadle ma jiri karo general beesha loo adeegsan karo

Screenshot_20230803-205253.jpg
Screenshot_20230803-205253.jpg
Screenshot_20230803-205253.jpg
Screenshot_20230803-204353.jpg
Screenshot_20230803-211144.jpg
Screenshot_20230803-211026.jpg
Screenshot_20230803-211337.jpg
 
Last edited:

Trending

Top