Ariga ayaa laga xaday guriga dhurwaagaWater, now answer this
Maalin Maalmaha kamid ah diiq baa ukumo labo reer gurigood dhexdiisa ku dhalay......diiqa qofna ma iska lahayn. marka reerihii baa waxay isku qabsadeen ukumihii. Yaad siin lahayd ukumaha