The Midlands
VIP
Laangaab inay Hirshabelle ku yihiin Shabeelada dhexe aan la degnaa
"Gudomiyaha dhalinyarada qurba jogta xawadle :- Gobalka Shabeellada dhaxe 17 qabiil ayaa Dagan hadane inta badan maba dhahaan waan daganahay hala ogaadeey iyo waxaas waayoo Daganaasho kaliyax maahane way leeyahiin,
17 kaas Dagan ayaan ka mid nahay Magaalada Jowhar waxaan ka daganahay Xaafada Hanti wadaag
Lanta 2 iyo lanta 3 aniga bas bay ii xiran tahay jowhar
Tuulooyinka Hoos yimaado jowhar kuwa ugu badan anaa Dagan cadeeyn inta Hoose ayaa kuu ah midne ogaaw Jowhar Dagmo noqon mayso hadeeysan haaysan dhul Hoos Yimaado oo Deegaan ah Tuulooyinkii jiray Tuuladii ugu wayneed ayeey xiligaas aheed kuwa hoos ku yaal dadkeeda ayaana meesha Camiro
1Dha.ifo
2Burane
3Cali ganey
4Dhurwale
5Dabeyley
6Kilig shinaha
7Cali dere
Intaas waxaa sii dheer Beeraha Balacda ilaa Buurane ku yaal marka oday jowhar Buula shiikh ka Dagan ku yiraah Hiiraan Xawaadle bas ma dagano Cabtooy miyaa ayaan is dhahaa Adeeroow Shabeellada dhaxe Unugaa leh"

Last edited: