Reports of two explosions in Jalalaqsi, Hiran region. Also reports offatalities and injury as a result of a car bomb in Bulobarde town, Hiran region

Laangaab inay Hirshabelle ku yihiin Shabeelada dhexe aan la degnaa

"Gudomiyaha dhalinyarada qurba jogta xawadle :- Gobalka Shabeellada dhaxe 17 qabiil ayaa Dagan hadane inta badan maba dhahaan waan daganahay hala ogaadeey iyo waxaas waayoo Daganaasho kaliyax maahane way leeyahiin,

17 kaas Dagan ayaan ka mid nahay Magaalada Jowhar waxaan ka daganahay Xaafada Hanti wadaag

Lanta 2 iyo lanta 3 aniga bas bay ii xiran tahay jowhar
Tuulooyinka Hoos yimaado jowhar kuwa ugu badan anaa Dagan cadeeyn inta Hoose ayaa kuu ah midne ogaaw Jowhar Dagmo noqon mayso hadeeysan haaysan dhul Hoos Yimaado oo Deegaan ah Tuulooyinkii jiray Tuuladii ugu wayneed ayeey xiligaas aheed kuwa hoos ku yaal dadkeeda ayaana meesha Camiro

1Dha.ifo
2Burane
3Cali ganey
4Dhurwale
5Dabeyley
6Kilig shinaha
7Cali dere

Intaas waxaa sii dheer Beeraha Balacda ilaa Buurane ku yaal marka oday jowhar Buula shiikh ka Dagan ku yiraah Hiiraan Xawaadle bas ma dagano Cabtooy miyaa ayaan is dhahaa Adeeroow Shabeellada dhaxe Unugaa leh"

Last edited:
I love how two maps can have such different territory. As an outside observer I don’t know who’s is most realistic :sass2:
Surely you jest? One must do absurd mental gymnastics inorder to believe midlands fake map, you would have to first accept following premises:
  1. No Gaaljecel in Beledweyne
  2. Xawaadle either live exclusively on both sides of the Shabelle river's banks(40km both side) or Hiiraan West of the river is 30% smaller than East Hiiraan
  3. No Udeejeen or Ceyr lands in East Hiiraan
  4. West Bank of Shabelle between Jowhar and Balcad is Xawaadle
These absurd points make it obvious that his map is fake. The map prince posted is objective, I don't lie and what ever mistakes I make are because of ignorance not malicious scheme.

midland's is not oly a fabulist trying to robb others xaq, but he also believes Google Earth and every other objective documents are "Mudulood propaganda". Nacallaa ma anagaa Sundar Pichai laaluush siinay?
 
Galbeeka hiiraan ka soo tag. waqooyiga Galbeedka Jowhar ilaa Hiiraan aneey ii xiranyahay i posted a video of every xl subclan village that green mark and the highway that goes through Buurane inside it is mine. Im gonna move the war to Jowhar nin Galbeedka shabeelada dhexe heesta aad Galbeedka hiiraan ku heesataa caqliga moxoga fuuriyay 🤣🤣
 
Attachments

  • Screenshot_20230115-003607.jpg
    Screenshot_20230115-003607.jpg
    87.7 KB · Views: 75
Last edited:

Trending

Latest posts

Top